Sign in to follow this  
Timur

A few spots in Garowe (pics)

Recommended Posts

nuune   
:D safarka dheer ayaad ka cabsaneysaa waan ku aqaan, bal mar isku soo mar dhulalkaa, JBna ku sii mar Hargeisa, iyo Jabuuti, Nayroobina ha hilmaamin, dhulkii business xoogan ayaa ka socda ee gacan qabsi hala diyaarsado.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^ usheeg JB, markuu Hargeisa kugu soo maro tunka u saar mid xiiran,

 

 

Xiin, uma baahnid mahram, kolkaad yurub transitka ku soo mareysid ayaad guutooyin wada gaduudan wadankii u sii socda is weheshaneysaan, marka safarka la wada yahay bey dadku is jecelyihiin, waliba yaaba heli kara dayuurada idinkoo isla saaran inaad qabbiltu is dhahdaan,

 

anaa xaadir u ahaa mid weylakum oo waalan baan diyaarad isla soo raacney London baan ka wada baxney oon addis u sii soconey, waa mar dhaw, summerkii hada dhamaadey, gabdha badana meesha waanu ku aragney oo nagu soo shamuugey, oo na weheshadey, balse kan saaxiibkey ahaa waa mid dhogortu casaatey oo bastiis ahaa, mid buu calaayata xaal kaga dhameeyey diyaaradoon addis ka dagin inuu dhaxda ku meheriyo oo habeenka ugu horreeyaba ay aqal galkoodu noqdaan :D 2am bey diyaaradu tageysaa addis, horeyna hoteelkaaga unbaad raadsan, tii kuu riix riixi laheed lugaha iyo caajiska aad iska duugi laheedeen waa inaad dhaxda ku soo hubsataa,

 

sxbkey waxaan dhahay diyaarada dhaxdeeda aan kuugu meherino gabadha, markaasuu soo boodey yiri laba saac oo jimicsi ayaan Beirut ku galeenaa transit,

 

Beirut ayaan transit gaaban ku galney wax laba saac ka yar, ugu yaraan 18 soomaali ah waanu nahay, dhowr wadaad baa nagu jiro walaw gabdhaha ay naga badnaayeen, aniga sxbkey ima aaminin ee wadaadadii kale buu mid yiri kaalay Qabiltu ii akhri, ugu dhufey, meherkii dhac, khalaas, markan oo kale la isma weydiiyo xaas ma leedahay iyo waxaas, marka ha walwalin niyahow :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

lool@la isma weydiiyo xaas ma leedahay iyo waxaas

 

 

sheekada Beirut aad baan uga helay, adduunku sidii pass port ajaanib ah loo qaatay waa iska sahlanaaday, umuuro rag waaweyn baad ka sheekeynaysaa saaxiib :D ,

 

damaanad :D baan u baahanay in waxayga laysku kay saarayyo hawlo waaweyn baan u socdaa markani tani inay waqti badan iga qaadato ma rabo, banoonigu adi iyo jacayl xaggiinu yaala :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by nuune:

anaa xaadir u ahaa mid weylakum oo waalan baan diyaarad isla soo raacney London baan ka wada baxney oon addis u sii soconey, waa mar dhaw, summerkii hada dhamaadey, gabdha badana meesha waanu ku aragney oo nagu soo shamuugey, oo na weheshadey, balse kan saaxiibkey ahaa waa mid dhogortu casaatey oo bastiis ahaa, mid buu calaayata xaal kaga dhameeyey diyaaradoon addis ka dagin inuu dhaxda ku meheriyo oo habeenka ugu horreeyaba ay aqal galkoodu noqdaan
:D
2am bey diyaaradu tageysaa addis, horeyna hoteelkaaga unbaad raadsan, tii kuu riix riixi laheed lugaha iyo caajiska aad iska duugi laheedeen waa inaad dhaxda ku soo hubsataa,

 

sxbkey waxaan dhahay diyaarada dhaxdeeda aan kuugu meherino gabadha, markaasuu soo boodey yiri laba saac oo jimicsi ayaan Beirut ku galeenaa transit,

 

Beirut ayaan transit gaaban ku galney wax laba saac ka yar, ugu yaraan 18 soomaali ah waanu nahay, dhowr wadaad baa nagu jiro walaw gabdhaha ay naga badnaayeen, aniga sxbkey ima aaminin ee wadaadadii kale buu mid yiri kaalay Qabiltu ii akhri, ugu dhufey, meherkii dhac, khalaas, markan oo kale la isma weydiiyo xaas ma leedahay iyo waxaas, marka ha walwalin niyahow
:D

Jacburkii Nuunka oo taxanaha ahaa. As always interesting. :D Cunigii ku dhasho guurkaan haloo bixiyo Dhoofkudhalad.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this