Deeq A.

Oromia State officials visit Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wafti ballaadhan oo ay hoggaaminayso madaxweyne ku-xigeenka dawlad deegaanka Oromadda Itoobiya ayaa soo gaadhay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tallaabo,

Everyone in the world has migration issues, small or big.

The Oromo have given up on Djibouti and Kismayu and most likely Puntland would not be their choice, if they can avoid it.

The way to Kenya goes through Somalis and half Somalis who change alliances all the time.

Somaliland should treat them well and the road might get built. The road should be great benefit to Kililka as well.

Abiy is looking for something to bribe the Oromo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Sidii loo doortay Dr. Biixi, cagjar iyo islaan oromo ah cidaan ahayn ma qaabilin, waana tan keentay inuu qofkii hadlaba xidho.

Farmaajo wuxuu ka dagaalamay in dalka faragelinta laga yareeyo ugu yaraan, laakiin taas badelkeeda waxay snm ku abuurtay jacaylkii oromada iyo amxaarada oo kusii siyaaday.

Soo dhawaynta habartaa oromadaa macno wayn bay ugu fadhidaa, qaranka iyo aqoonsiga labadaba, sida ay isleeyihiin 

Balse gabadhu, dadkeeda beermaya oo qaxwaha u shubaya muqayiliinta, bay ilaashanaysaa.


 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   
2 hours ago, Xaaji Xunjuf said:

Adigu miyanay ahayn inad ku mashquushid adeerka farmaajo sidu wax ukharibay qaraxyadu ku batten xamar. 

Meel walba waa in lagu mashquulaa dalka waa wada leenahay ilaa iyo iminka lama kala bixin.

Wax qabadka farmaajo iyo qaraxyadu waa labo mashruuc oo aan shaqo isku lahayn.

Ina godane hargaysuu ku dhashay jubada dhexena waa ku dhintay, walaal, ilaa iyo hada wax si fiican noogu fasira waan la'nahay.

Mowduuco kaas ma'ahan xaaji, sodon sano ka dib, hadafku ma habar un, in la qaabiluu ahaa, hadii tii ingiriiska la waayay?

Teeda kale af soomaaligaagu wuu soo yara fiicnanayaa (ku bateen dheh ) (ku batten ma'ahan)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.