Sign in to follow this  
Deeq A.

Al-Shabaab oo xayiraad kusoo rogtay degmada Luuq

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya xiisad xoogan oo ka taagan degaanka Ceel Cadde ee gobolka Gedo.

Xiisadda oo u dhaxeysa Al-Shabaab iyo dadka degaanka ayaa ku haysa Ceel-biyood iyo waxa ay ugu yeeraan Zakaawadka.

 

Al-Shabaab ayaa la sheegay in ay isku dayeen in ay belaan nin muddo sanado ah hayey maamulka ceel-biyoodkaasi.

Dhinaca kale, Al-Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in ay xayiraad kusoo rogeen degmadda Luuq ee isla gobolkaas.

Xayiraadda ayaa yimid kadib markii ay u yeereen odoyaal ku nool degmadaas, balse maamulka degmadaas uu ka hor-yimid.

Hoos ka dhageyso warka oo cod ah

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/Al-Shabaab.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this