Sign in to follow this  
Deeq A.

DFS oo balaarineysa garoonka diyaaradaha Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadey in ay ka shaqeyneyso balaarinta garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Maxamed Cabdullaahi Salaad [Oomaar], wasiirka duulista hawada, ayaa u sheegay warbaahinta dowladda in qorshahaan uu meel fiican marayo.

Mr Oomaar ayaa daboolka ka qaadey in talaabadan ay ka dambeysay markii ay kordheen diyaaradaha caalamiga ah ee duulimaadyadda ku imaanaya.

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde oo ah midka ugu balaaran guud ahaan waddanka ayaa waxaa uu kamid ah kaabeyaasha dhaqaale ee ugu muhiimsan.

Hoos ka dhageyso warka oo cod ah

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/AD.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this