Saalax

Somaliland region security forces take down Somalia flag on flagpole in a Las Anod hotel, Sool region, Somalia

Recommended Posts

anim_63.gif Muuse Marqaanle muxuu wareeray. Keep doing this.

laasacaanood.jpg?mrf-size=l

Ciidamada Somaliland oo xoog kula wareegay hotel la suray calanka Soomaaliya

Wararka naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa sheegay in Ciidamada Somaliland ay si xoog ah kula wareegeen hotel maanta laga furayey magaaladaasi.

Ciidamada ayaa markii ay xoog ku galeen hotelka xili ay socotay xaflada furitaankiisa, ayaa waxay isla markiiba dajiyeen calanka Soomaaliya oo hotelka sudhnaa iyo midka Kenya oo isaguna ku lamaana.

Wararka aanu ka helayno ayaa sidoo kale waxa ay sheegayaan in Ciidamada Booliska Somaliland  ay xabsiga u taxaabeen Mulkiilayaashii hotelkaasi, oo ku sugnaa xaflada furitaanka.

Waxa sidoo kale Ciidamadu xabsiga dhigeen wariyayaal ka qeyb galay xafladaasi furitaanka Hotelka oo iyagu ka qeyb ahaa soo tebinta xafladaasi, iyadoona ay goobta ka carareen dad badan oo ku sugnaa munaasibada furitaanka Hotelkaasi.

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa si adag uga biyo diidanaa calanka Soomaaliya ee la sudhay hotelkan cusub, midaasi oo dhalisay in ay khal-khal galiyaan xaflada furitaanka Hotelka, isla markaana xabsiga u taxaaban mulkiilayaashiisa.

Somaliland ayaa inta badan qaada talaabooyin aan loo meel dayin oo ay kaga soo horjeedo calanka buluuga ah ee Soomaaliya, iyada oo horena deeganadeeda ugu xirtay dad ku labistay dhar laga sameeyay calanka Soomaaliya.

Ilaa iyo haddana ma jirro wax war ah oo ka soo baxay laamaha amaanka ee gobolka iyo xukuumadaba oo ku aadan weerarkan ay maanta ka geysteen ciidamadu hotelka cusub ee laga daahfurayey magaalada Laascaanood.

Xigasho

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhaqaale   

The light blue flag of Somalia is tainted and its name ruined. I don't blame the Somalilanders for reacting the way they did, they lost a lot of innocent people.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   
On 12/10/2019 at 5:08 AM, Suldaanka said:

waliba ganaax lacageed iyo mudo dheer in albaabka la isugu laabo weeyan. That will teach others a lesson. :D

Suldaanka,

Most hotels in the world display the flags of the nations its customers hail from. You like your freedom in the land of the Aussies, yet you want to oppress people by displaying flags. How long you will keep teaching people to just like a cattle.

Certainly one of the major reasons that people in Somaliland are lost hope for rule of law and institution building is that people like Suldaanka want to keep things unchanged.

Share this post


Link to post
Share on other sites
44 minutes ago, galbeedi said:

Suldaanka,

Most hotels in the world display the flags of the nations its customers hail from. You like your freedom in the land of the Aussies, yet you want to oppress people by displaying flags. How long you will keep teaching people to just like a cattle.

Certainly one of the major reasons that people in Somaliland are lost hope for rule of law and institution building is that people like Suldaanka want to keep things unchanged.

True that is the case in normal circumstances. But this is far from Normal.

Hargeisa and Mogadishu do not have any diplomatic relationship. And Somalia's symbols are all banned from all publically accessible areas. 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Snm waxay u maal gelisay carwada buugta, ma'ahan kobcinta qoraalka iyo dhaqanka soomaaliyeed

Ujeedku waa dhoolo tus inay gumaystaan qabiil kaloo soomaaliyeed si ay taariikhdii jaahiliyadda meel un uga galaan.

Hadiiba ay gaarsiiyeen in reer laas caanood ay calankii awoowe usoo halgamay cadaw uga dhigaan, ma qabo inay jirto wax damboo haray.

Jamhuuriyadda duriyadda ha la taageero anagoo isku duuban aqoonsina halala doono intaan hees ceebeed gacanta bidix la tuuri lahayn.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
3 hours ago, gooni said:

Snm waxay u maal gelisay carwada buugta, ma'ahan kobcinta qoraalka iyo dhaqanka soomaaliyeed

Ujeedku waa dhoolo tus inay gumaystaan qabiil kaloo soomaaliyeed si ay taariikhdii jaahiliyadda meel un uga galaan.

Hadiiba ay gaarsiiyeen in reer laas caanood ay calankii awoowe usoo halgamay cadaw uga dhigaan, ma qabo inay jirto wax damboo haray.

Jamhuuriyadda duriyadda ha la taageero anagoo isku duuban aqoonsina halala doono intaan hees ceebeed gacanta bidix la tuuri lahayn.

Reer Sool dad la gumaysan karo maha, awoowe. Waa dad ayagu choice kooda uga mid noqday Somaliland. 

masha allah dheh, lagama masuugo horimarka ka socda gobolka Sool.

The participants that were invited from Galmudug and Kilka 5aad, were left dumb-funded at the level of peace and tranquillity that exists in Laascaanood. They made comments that they were not expecting this at all. 

Not a single civilian carries arms in the city. It is a far cry from 10 years ago when every tom, dick and harry would openly wield their guns in the streets. 

The peace and stability has also encouraged businesses and civil society to flourish.

 

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Suldaan

Kulama doodi karo inaan amarkaaga qaato mooyee.
Masha allaah walaal.

Aydoon laydin aqoonsan haday calankoodii u diideen hodheel 
laascaanood ku yaal, maxay idiin qaban doonaan markii laydin aqoonsado kadib?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Awoowe doodu in badanba way kaa xidhneyd adiga ayaan is ogayne. Kol hadii aad garawsatay inay kaa xidhantay, waa alx.

Welcome ayaan leenay. 

Mida aqoonsiga aad ka dhawaajisay, aqoonsiga dawlado badan oo haysta ayaa jira oo hadana aad u liita.  Waxa ka mid ah Somalia, South Sudan iyo Burundi. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.