Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Shacabka oo ka doodey sharci muhiim ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Kulanka 17aad ee Golaha Shacabka oo uu Maanta Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan uuna goobjoog ahaa Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiwali ibraahim sh.muudeey, ayay Xildhibaanada ku cabirayn aragtidooda la xiriirta Sharciga Doorashooyinka Qaranka.

Xildhibaanada Golaha ayaa dhamaantood Guddiga KMG ee soo diyaariyay Sharciga Doorashooyinka kaga mahadceliyay sida Sharciga ay u waafajiyeen Dastuurka Qaranka.

Image may contain: 2 people, people sittingImage may contain: 9 people, people sittingImage may contain: 3 people, people sitting and indoor

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this