Sign in to follow this  
Deeq A.

Wiil 13 jir ah oo doonaaya in uu Somaliland madaxweyne ka noqdo iyo shaqadii u horaysay oo uu ka helay wasaarada warfaafinta Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

 

Screenshot_20191207-201054_Gallery-142x3

Cabdiqaadir Cabdiraxmaan Axmed, waa  wiil 13 jir ah kana soo jeeda galbeedka magaalada Burco, 

waraysi aan la yeelanay waxa uu ka waramay  sida uu ugu soo shaqo tagay Hargeysa, marxaladihii uu u soo maray shaqo uu aakhirkii ka  helay wasaarada warfaafinta iyo gacan qabashadii uu ka helay wasiir Maxamed Kaahin oo garab istaagay.

Waraysigaasi oo hubaal soo jiidan doona waalidiin tiro badan oo jooga qurbaha iyo dabcan  kuwa dalka ku noolba.

La soco waraysigaasi  Cabdi dhawaan filo iyada oo Cabdi ku hamiyaayo in uu noqdo  madaxweynaha Somalilad ee  mustaqbalka.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this