Sign in to follow this  
Deeq A.

Raysal Wasaaraha Ingiriiska Oo Loo Haysto Inuu Ogolaansho La’aan Ku Soo Minguuriyay Qoraal Qof Kale Leeyahay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-London)-Raysal Wasaaraha Britian Boris Johnson ayaa lagu eedeeyay inuu ogolaansho la’aan uu qaatay qoraal uu leeyahay qof kale oo ku saabsanaa weerarkii argagixiso ee ka dhacay Buundada London.

Johns.jpg

Qoraa aan magaciisa la shaacin ayaa ku eedeeyay inu Ra’isul wasaaruhu uu xaraf xafar u minguuriyay qoraal uu ku daabacay Blooga thesecretbarrister , kadibna uu ku daacay bartiisa twitterka 16 qoraal.

Qoraalka lagu daabacay Boggan Bloggerka ayaa ugu dhaleecaynayay xukuumadda Britian in fasaxday dad uu ku sheegay inay yihiin xagjiriin dhib u gaystay shacabka oo ahayd in xabsiyada lagu hayo.

Ra’isul wasaare Boris Johnson ayaa u ololaynayaa in Britian ka baxdo Midowga yurub ayaa dhammadka Bishan December wuxuu xisbigiisa u tartamaya doorashada iyadoo la aamisan yahay in qoraalo xagjirnimo uu u adeegsanayo olalihiisa.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this