Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha G/Banaadir oo kormeer sameeyey+Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Maamulka gobolka Benaadir ayaa heegan galiyay kooxaha gurmadka deg dega ah iyo nuucyada gaadiidka ay adeegsadaan si ay uga hortagaan hadii ay yimaadaan musiibooyin deg deg ah.

Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho  mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray xarun lagu diyaariyay kooxaha gurmadka iyo sidoo kale gaadiidka xaaladaha deg dega loo adeegsado.

Taliska ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa soo saaray digniin culus oo ku saabsan roobab mahiigaan ah oo saacadaha iyo maalmaha soo socda ku soo wajahan magaalada Muqdisho iyo qeybo kale oo ka mid ah dalka.

74438333_2428824524022959_47690446522611 77329710_2428824857356259_15209691621453 78081410_2428826007356144_25860857812819 78196370_2428824307356314_30853664093629 78208316_2428824994022912_64081981460227 78341524_2428824574022954_42974720865672 78486470_2428824914022920_23332079251887 78974854_2428824787356266_18923945451742

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this