Sign in to follow this  
MZanzi

Adunka waxad ujeclaan laheyd inaan hesho

Recommended Posts

MZanzi   

Waxa aad adunka ujeclaan laheydeen inaad heshaan waa maxay aniga adunka waxan ujeclahay inan nolol fican kunolado aqirona janada galo haye adinka maxad jecejshihiin

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

hibo nura thankis for the topic,u know,way badanyihiin waxa uu qof kasta jecelyahay inuu helo,laakiinse anigu waa sidan:

 

camal wanagsan

bajaqdeey

nolol wanaagsan

 

 

sorry,xoogaa yar unbaan soo qaatay,laakiinse waa too much waxyaalaha aan ugu jeclahay inaan helo!

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

nuune lol

waaba iga qoslisay adunka bajoq aan u jeclaan lahaa aa waraa saas dhan maba gabdhaha loola hadlaa waxaa dhabhaa ,,gabdhaan nolosha laqeybsan lahaa lee iska dheh bajoq leyn lol ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Waxa kalo jeclaan laha inaan arko soo xajiyay oo jamacadana dhameyay markasna dhaqtarad weyn ah kadibana midka qalbigeyga kujiro baa isku dhici laheyn ...hadiba intaas noolnahay calafna isku leenahay

Share this post


Link to post
Share on other sites
underdog   

Waxa aan u jeclaan lahaa:

- Muslimiinto oo midoowday

- Gabdhaha iyo wiilasha naga gaalooween in Allah soo hanuuniyo.

- Gabar Muslinimada ka adag oo ciyaalkeeda iyo ninkeeda ugadaranyihiin lacag iyo shaqko.

- Wiilasha somaliyeed oo fadhiga kaistaago oo cidohoda iyo umadooda wax utaro oo fahmo in aan kof kale noo maqnayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waxaan Adduunka u jeclaan lahaa:

 

a) inaa tago Hajka, usoo Hajiyo HOOYADAY. Allaah na uu isiiyo Camal wanaagsan.

b)inaan Agoonta u dhisho meel ay ku noolaadaa

isla markaana ay wax ku barankaan.

c)Inaan dhiso MADARASA Gabdhaha kaliya DIINTA ku

bartaan.

d)inaan arko wadankii oo NABAD ah.

e)Inaan nolol yar oo aan dhibadneyn ku noolaado,

Nin Allaah Yaqaan iyo Caruur Allaah i siiyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pacifist   

Back to that question

I would love to take my mother and habaryaryall to the Hajj.

May ALLAH TO INCREASE MY KNOWLEDGE OF THE DEEN AND TO LIVE LIKE I WOULD DIE TOMORROW.

I WOULD LOVE TO SEE MY BROTHERS AND SISTERS OF SOMALIA TO LIVE IN PEACE AND PROPERITY WITHOUT QABYALAD AND TO LOVE EACH OTHER AS IF WE WERE TRULLY BROTHERS AND SISTERS OF ISLAM.

I WOULD LOVE TO SEE THE DAY THAT AFRICA MY MOTHER CONTINENT RAISES HIGH AND MIGHTY. AND NOT BE CALLED THE DARK CONTINENT.

I WOULD LOVE TO SEE THE WORLD WHERE NO MUSLIMS LIVE IN SUFFER.

May Allah help me succeed in my passion to get all my dreams.

 

May Allah bless me with a good man with his deen and ciyaal khayr badaan.

AMIN AMIN AMIN

Share this post


Link to post
Share on other sites
OG Moti   

aduunka? my parents to be happy about me, and to work enough deeds to face Allah and scape from the grave punishment.. that is my aim inshaAllah, and may Allah help me to it...then comes to help my people stand in the feet

 

 

Allah kariim

Peace

Share this post


Link to post
Share on other sites

My most important prayer is "My Allah guide me to the path he is most happy with,and may he ressurect me on the day of Judgement amongst those he is pleased with that he gives Jannah"

 

Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jacaylbaro:

Aniga waxaan ugu jeclaan lahaa inta aan aduunka joogo
CAAFIMAAD
...

 

Kaas baa ugu qaalisan ,,,,,

Sidee ku ogaatay inuu caafimaadka ugu qaalisan yahay abti? Waxaan u maleynayaa inaad isbitaal ka dhamaan weysay, ilaahoow caafimaad kusii, aamiin.

 

Aniga waxaan jeclaan lahaa aduunka ineey jihaad nafta iiga baxdo, jihaaskaas oo xaq ah. Ilaahoow ii sahal wado fiican oo aan aduunkaan ugaga gudbo aakhiro, aamiin.

 

Sug bal, wax yar baan hilmaamee... soo ma fiicnaan laheyn horta inaan wax dhalo oo gabdhahaan mid ka mid ah guursado intaanan dhiman! Ok, ilaahoow intaanan jihaad galin bal gabar fiican oo caruur ii dhasho isii. Laakiin balaayo waxay ka taagan tahay naag soomaali ah kaama yeeleyso bari ayaan dhimanayaaye bal kaalay aan is guursanee, hadhowna janada ayaa noo balan ah. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this