Sign in to follow this  
Hunguri

Abtigiis Tolka V Hunguri (an open debate in Somali, its for all SOL members)

Recommended Posts

NGONGE   

^^ I protest on behalf of A&T. Both the above gentlemen seem to be ruling for the accuser without proper explanation as to why they chose to do so.

 

My personal view is that A&T was never wrong when he included the mention of women in his discussions. Knowing the man, I dare say he will fight that charge to the bitter end. But if you chose to sentence him for 'killing' Koora, I have a feeling he may accept that judgment.

 

Warya, JB, intaan aan qoray raggan af Somali ogo badal (xarragada iyo xawaasha ha ka ilaawin, saaxib).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Markaan dib u akhriyay thread-ka kale waxay illa tahay in AT&T uu haddalkan ka gar qaato:

 

Ilaahay hakaa farxiyo Nuune. Waa Alxamdu lilaahi haduu odyagu nool yahay. Walaahi waan ka walaacsanaa.

 

Waxa rer-makhiir ah ee meesha jooguu ugu macquulsanaa, in addition to Paragon.

 

If it was true inuu dhintay, oo malaa'igihii qaaday wax iga maqli la haayeen, waxaan odhan lahaa ISAGA NOO DAAYO, BOOSKIISA HUNGURI HA NALOOGU BADALO! [big Grin] [big Grin] [big Grin]

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Hunguri mataas buu ka caroodayna?

 

Taasu gar ma ahan wax gar loosoo dhigto ee waa caro maskiin, waa kaftanbuu ahaa hadalkaa sida kamuuqata.

 

Meeshaan rag badan baa taraaraxay oo akhiyaar ahaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

:D Ngonge. Waaryaahee Ngonge, illeeyn sheekkada oo dhan waxaa kuu fasirayay Jacaylbro lol. Dee waa inaynu Jacaylbro markaa mushahar siinaa.

 

Ducaqabe,

 

Saaxiib, anigu Gar ma dhiggan. Dood ku salaysan dhawr qodob ayaan furay, taasoo u dhaxaysay aniga iyo Saaxiibkeey A&T. Dooda natiijadeeda ayaa Xeer-beegtu goáankeeda gaadhi doontaa. Mida kale, anigu ma cadhoon saaxiib :D . Laakiin Character-ka doodayda ama debate-ka ayaa wuxuu ahaa, inaanan iska qoslin, ama iska dhikh dhikhlayn. Hadase, adigu waad iga qoslisay :D

 

Xiin, Oodwayne, Gheelle.

 

Waxaad gooysaanba waan ku kalsoonahay. Gar iyo Gardarraba. Goaankiinana waan sharfayaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Gheelle.T:

War horta Jaffe iyo Nasir garta ha ka baxaan saa eex beey meesh keeneen.

Gheelle.T, eexda aan hunguri ka exday ama A&T aan u hiiliyey halkeed ku aragtay? Teeda kale Nassir hadduu si habsami leh uu walaalkii ugu eexanayo kama soo horjeedo laakiin maxaa ku qasbay inuu aflagaado reer dhan oo weliba rag kuwooda ka mid ah avatarka gashanaya kula kaco?

 

Arinta aan ka dhawaajiyey ayaa ahayd aflagaadada raqiiska ah ee uu la soo shirtagay isagoo hiil iyo sacab tumid ula qasdaya. Arintaas iyada ah waa inuu raali gelin ka bixiyaa eexashada uu samyeeyay ka sokow.

 

Hunguri, saaxiib anu waan kula jiray inti hore haddana hadaad garta hesho waan kula jiri kaana eexan maayo laakiin ani iyo kan yar ee sidii ilmo caruur ah oo cudqadi dishay dacaayad raqiisa mesha la soo fadhiistay ha isku kaano qaban *agah*...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hunguri nin maskax badan baatahay, ninki AT&T ahaa ayaad kutalgashay inaad daaqada kala baxdo miyaa? Odaga iska daa meelihi hakaa mushaaxee

 

Horta gartan ama sheekadan waxaa igaga soo dhaxbaxday sida akhiyaarta culculus sheegaan, in meel rag fadhiyo ama gogol aan dumarka lagaga sheekayn karin ama wax laga sheegi karin, why not?

 

Dumakra maxaad uliidaan?

 

Ragga hadii lagaga sheekayn karo ama wax laga sheegi karo dumarkuna waa sidoo kale, ma ahan?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Zafir   

WAXAASOO DIGDIG AH, IYO WAXAAN MEESHA LOO JOOGIN.

 

GAR QAADAYAASHA SI KACIS AH AYAA GOGOSHA LOOGU FURAY, OO KU QASABTAY IN AY SI KADIS AH KU GARGOOYAAN.

 

HUNGURI,

 

Hadii uu AT&T yidhaado ZAFIR baa dhintay maanta, Ma munaasab baa iyo ay Johnny B, Adam Z, iyo CHE gogol la dhigtaan? ma weysan geeridu xaq ahayn? ma waan la wada dhiman doonin? AT&T waxa qalad ah ee uu ku kucay,waxaa weeye, waa uun hubsan qoraalka oo qodhay.

 

Hadii gogol meeshu taalo HUNGURIYOO adaan lagaa gar leeyahay, waxaana sabab u ah, aflagaadada aad wado oo aad meel waliba ku qoroyso in uu AT&T yahay nin xun oo shir waliba la taagan sheekooyinka xaawooleeyda.

 

AT&T,

 

Ninkan leh RAG YAQAAN BAAN AHAY oo RUN YAQAAN BAAN KASII AHAY, nin midoodba lagu hagi karo ma ahan, maxaa yeehay si'duu isoo soo bandhigay ayaa sabab u ah.

 

Maanta, labo si yeel jaale:

Waxaa la yidhi, dadkii oo idil baa shiray, oo waxay u yimaadeen Dhurwaa, oo waxay ku yidhaadeen " Dhurwaayow, waa adigaa hadh iyo habeenba wareega, xili aan munaasab ahayn'na socda oo lugihii ku daa'leen, ee aan kabo kuu tolno" markaasuu Dhurwaagi yidhi " Hadii aad kabo ii toshaan waa Al-Xamdu Lilaah, hadii aad ii weydaan'nah waa Rabul Caalamiin"

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Zafiir waa caaqil

 

laakiin anaa u hadlay, xattaa hadduu ra'yiga igu khilaafsanyahay inuu ila tashado bay ahayd

 

Gartu waa tii oon gooyey, ka noqosho ma leh.

 

Waxaa haray uun waa ciqaabkii A&T lagu xukumi lahaa, taana wixii xeer ah oo ka yaalay baan sugayyaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Heh@Hunguri..JB waa turjuban bila qalin ninyo. He's still trying to find out the gender of the Afghani woman's baby. :D

 

Lakin Hunguri, adigu ma XAQ bad doonaysa mese amaan iyo gar lago dagdago? Hadaad xaq doonayso wa in aad joojisid sheekada in aad mar walba qodob cusub ku dartid. :D

 

A&T Haweenko ka hadla bad tedhi, way dhici karta in aad run sheegtay. Lakin ii sheeg, horta adigu dumar ba magacood in meesha la keeno ma ka hor jiida mese aflagaadada kaliya? War wan daalay, I'm going to switch. icon_razz.gif

 

In talking about the pregnant Afghani woman, A&T showed himself to be a selfless man (in kastoy sheekadiiso been noqon karta :D ). The man came late to this meeting and asked for forgivness. He hoped no hard feelings shall be retaind once he told you why he was late. It was a humanitarian mission. His friend's wife refused to give birth unless attended to by a FEMALE doctor and A&T was charged with the mission of finding such a doctor. He neither described the woman's writhing as she gave birth nor if she was showing any naked parts in her difficult condition (as some women in labour may do when lost in pain).

 

Now A&T is a cunning man and this might have been his way to portray himself as a good friend, a selfless humanatrian and a respectful Muslim brother-in-law who would go out of his way to help his Afghani friend (note the non-Somali fact here). A man that would go through such trouble for an Afghani is sure to do one hundred times that for a fellow Somali (even more for his kin).

 

Dadka qarkood waxay odhan doonan 'war waa sheekooynka A&T, Afghani maba jiro', lakin ano waxan ku odhanaya, yaano jirin, the meaning is still the same and any listener would have no choice but to accept the man's reasons for the lateness. If not for their truthfulness then for their cunning cleverness.

 

Maxa hadhay? Koora Tunshe woo noolayahay, taana habaar may aheen mar hado malaa'ig ku ag tilmaamay. Meesha kaliya oo ninkan offside ku galay waxay aheed marko adiga ku habaaray idinku kaftan hore idin ka dhixeen.

 

I'm doing it Carab style here. Xiin iyo my guru ba igo khasbay. :D

 

aqool qooli hada wa astagfiro allah li wa lakum...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Zafir   

^Maanta iyo wixii ka danbeeya, Norfsky yuusan agtaada iman. Waayo, nin birta calashasey baad noqotay nin yahoow. :D

 

As for the topic, Hadii aad tidhi Hunguri ayaa la habaaray, Ha ku kaco wixii Hunguri'yada lagu yaqaaney ee isna ha habaaro AT&T. Miyey aheyn?? :D

 

Habaarkani la sheegayo ayaa sheeko isoo xasuusiyey.

 

Waxaa jidhi jidhay nin balo ah oo dadkoo dhan dhibi jidhay, maalin buu islaan wax ku sameeyey, markaas ayey afka kala furatay oo ay is tidhi habaar. Markaasuu ku yidhi " Ha karaamo seegin, habaar waa la'igu soo kari waaye'e" :D AT&T jawaab Tiisu u jawaab ekaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

I amazed by improvement in Ngogne's Somali, Masha Allah, Walee Unversal TV lagu liibaan.

 

Meesha waxba ka dhacay.

 

Garta ina San Wayne baa loo gaysan jiray, Horaa loo geeyey oo ku laaban maayo, Hunguri oo isku raas nahay, iyo AT&T oo aanan kala fogayn, Waxaan oran lahaa, Waa dhamaatay gartiiye, Shaah reer SOL u shuba.

 

AT&T iyo warkii Koora waa ku khaldanaa, Abdalla Hiirad (AUH) was late 50s, Meeshan ma rag intaas da'doodu gaartey baa jooga? halka dhinaca dumarka, umalyn maayo in ay ka dhabtahay, armayba ka tahay jacayl uu duulka u qabo. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this