Saalax

New rebel group operating in Awdal region, Somaliland region called Cawaale announced in Awdal

Recommended Posts

galbeedi   

Saalax,

 

This one is real. It is from the Dila and WAjaale community. 

THeir own schools built by the community was shut down. THeir land confiscated. There are two hundred men. They are probably targeting Wajaale and Gebiley area.

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
12 hours ago, galbeedi said:

Saalax,

 

This one is real. It is from the Dila and WAjaale community. 

THeir own schools built by the community was shut down. THeir land confiscated. There are two hundred men. They are probably targeting Wajaale and Gebiley area.

Indeed it is a rebel group operating in eastern Awdal/Gabiley.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Qoriga uu deegta saartay odaygu waxaa la dhahaa pkm.

Soomaaliduna waxay u taqaan daba-jeex ama badhi-dalool waa qori dad badan aakhiro u diray oo aad u qiimo badan markii lagu cabiro dhaqanka soomaalida.

Ruushku wuxuu soo saaray sidaan maqlay 1969 wuu khafiifiyay sanadihii dambe si uusan hal qof ugu daalin qaadistiisa.

Markay usc baratay wax tarkiisa waxay dhihi jireen, aryaa raggii ha dhindhee qorigii ma la qabsadhay.

Reer Awdal dagaal way ka baaqsan karaan wali barako ma leh maysan gaarin.

Waa dad iyo dal nabadeed, hoygii aqoonta soomaaliyeed, intay sabri karaan ha samreen aragtidayda.

Dagaal sokeeye faa'iido lagama keeno reer dabo-musmaar oo dhan baa isku raacay.

Mujrim hadii mujaahid loo bixiyana dhibkeeday leedahay waana dhibka ugu wayn oo soomaalida haysta.
 

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is just theatrical. I am looking forward to the screening when it gets released to the public. :D

Somaliland is far advanced to be threatened by Daddy's Army ragtag clan melitias. Waar yaa yidhaa guryihiina iskaga noqda oo reerahiini ayaa idiin baahane, beeraha qota. :D

For me, I find it amusing the level of 'interest' this generates from even looma-ooyaan Eelay and Hadhaagii Afwayne @gooni. Halkii uu ilaahay ka bariyihii lahaa inu dulinimoda ka saaro dadkii uu asal ahaan ka soo jeeday oo Xabashi iyo Kikuuyo maalinba mid ku dul kaajo, wuxu ilaahay ka baryaa in Somaliland dagaal ka dhaco. 

Ha karaamo seegin habaar lagu kari waaye. 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
17 hours ago, Alpha Blondy said:

tolow what is their ultimate aim? 

I think you are asking a question nobody wants to hear.

Even nomad water well fights are now elevated to geostrategic wars.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Suldaan Ugaas

Marka ugu horaysa "rag" dabajeex wata oo qadiyad samaystay, ha yasin ama ha quursan sidaad moodayso ama fudada 

Snm ma'ahan dawlad ay drones iyo robot u dagaalamaan, waa beel yar oo beelaha soomaalida ka mida. 

Xabadii faniinta ama geed bay ku dhici ama qof, labaduna waa khasaare.

Waligaa "rag" ha sahlan adigoo mahadsan.

Mida kale Ninkaan aad madaxweynaha ka dhigateen iska fiiriya, xataa habrihii wuu kala fadalay, indho la'aantu god bay kugu ridaa aanad kasoo bixi karin.

Reer boorama waligood qori iyo dabajeex ma qaadan qalin bay wadan  jireen, waa macruuf,
Maxaa ku kalifay inay maar ursadaan?

Qofna dhib idinlama jecla "May" iyo "Maxaad tiri" marka laysku daro

Snm iyo dhasheedu waa soomaali.

Waxna kama qabno inaad aqoonsi doontaan inta roobku is raacayo, inta ka horaysa dadka ha isku dilina ee u cadaalad sameeya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxa Somalidu ku maahmaada, geela hadii habeed ku leeyay qaarka danbe "waa ged u lahaan jiray", hadii se uu lugaha hore habeed ku yeesho waa 'ged uu la soo baxay". 

Awoowe, reer Awdal wax ayaa lagu yaaqaanay, waana dad nabadeed. Hadii nabaddii ka fara bataday oo maanta u dhaan rarteen colaad, waxaan leenahay walaalo nimankii Darawiishta ee wiil-hoog ahaa colaad waxba ku heli waaye, wakhtiga ha iska luminina. 

Waagii badh-daloolku shaqaynjiray, reer Awdal calan-cad ayay taageen oo nabad ayay qaateen. Maanta oo Ballot paper lagu kala guulaysto, inay badh-dalool qaataan, waa caqli yaraan iyo fakar aad u liita. 

Waxa horimar ah ee maanta Awdal ka socda, saldhig waxa u ah waa nabadda iyo nidaamka kala danbaynta. Hadii inyar oo shaki ah soo galo nabadda ama nidaamka, dadka wax ku waayaya waa reer Awdal. Wax faa'iido ah oo colaad ku helayaana ma soo naaso cada. 

Mida kale Awoowe, hadii Somaliland cid wax ka qaadi karto 30kii sano ee tagay ayaad saansaanteeda arki lahayd. 

macaddalah, maanta oo Somaliland dawlado fara badan oo ku yaal Africa ka dhaqaale iyo awood badantay. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   
14 hours ago, Suldaanka said:

Hadii Somaliland cid wax ka qaadi karto 30kii sano ee tagay ayaad saansaanteeda arki lahayd

WAxaan u malaynayaa dadka yar ee soo hadhay in aad kala dirta ayaad rabtaa.

At the moment AWdal especially Borama and surrounding area doesn't need war. If war comes it will come from the Awdal coast.

On 11/12/2019 at 6:27 AM, Alpha Blondy said:

tolow what is their ultimate aim? 

Wax badan ma maraabaan. 

Beerahoodain in  ay qotaan oo degaankooda waxii ay ku lahaayeen helaan ayey rabaan . imagine that these community has most of the farming surrounding WAjaale both on the Ethiopian side and Somaliland side, they have shops and population within the city, yet they have zero representation within Wajaale administration.

It is this new thing in Somaliland that if you vote for the opposition you could be eliminated from the civil service.

Poliska wajaale kuma jiraan, maamulkana kuma jiraan. Waar reer Gabileyow kibirka joojiya oo abityaasheen xaqooda siiya. Xabad haday gaadhana, haddi ciidanka Soomaaliland faraha iskaga qaado, Sida ceel Bardaale waa la soo qaqaban reer Gabiley.

 

Anyway, Somaliland needs those old and wise leaders like Cigaal and Rayyaale. These people should never had supposed to hold power in the first place. Imisaan ka dignay.

Calaa kuli xaal nabad baan ku baaqayna .

Askartan hadda xukunka qabsatay dadka intii hadhay in ay kala diraan ayaa laga baqayaa.

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.