Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Ladies and Gentlemen, Maryan Mursal is Home

Recommended Posts

Aaliyyah   

Maryan Mursal is a good singer, one of my favorite somali singers. Keep us updated with pics..

 

I always thought maryan mursal was for somaliwayn...

 

my favourite song ..

 

Allow nabad - Maryan Mursal

 

dalkeygii miyaa hagaagey

dadkeygii miyaa is raacey

ma dawlidnimaa iftiintey

hadii madaxweyne doora

dalkeenii loo xilsaarey

dalkeenii iyo danteedaba

loo xilsaarey

hadaan dibadey ku joogo

hadaan dulinimada yeelo

dadkeenii wuu soo dhaqaaqey

hadaan naga daad gureysaan

oo aan caydhey ku doonto

oo aan dibadey ku joogo

sidaad doontaba i yeelo

ilmaha igu soo d-ir anigoo

kuligood iga wada dareerso

hadaan dibadey ku joogo

aniyo deeqadeyda xaaska ah

dagaal intaad naga dhex oogtaan

dabadeed ina kala kaxeeyaan

 

hadaanan ku dayan adduunka

bartey guudkee dageene

hadaan ka sameysan daaro

dalxiisku intuu yimaado

hadaan daawashada la yaabin

 

hobaalayow hobaaloyow

hobaale hoobey hoyaa

 

hadaan ubadkii dayoobay

intaan dib usoo urursho

hadaan diinta iyo quraanka

hadaan dugsiyada la aadin

 

hobaalayow hobaaloyow

hobaale hoobey hobeyaa

 

hadaan dalagii xumaadey

dibada qaar iib la geynin

hadaan geedka buuxa deelno

amase daallo

hadii dur-dur uunsa noqonin

 

hobaalayow hobaaloyow

hobaale hoobey hobeyaa

 

hadii calankii la duubey

dunida babanaaya caawaba

qaxoontiga dibada jooga

haduu dib u laaban waayo

 

hobaalayow hobaaloyow

hobaale hoobey hobeyaa

 

allow dulmiga iyo xumaanta

ballaayada naga dulqaadoo

allow dadka noo hagaaji

rabow dunida adaa leh

adigaa leh....

dusheediyo dhaqankeeda

adigaa leh....

dadkeeda adaa abuuree

abuuree....

noo keen dawo caafimaadle

allow dawo caafimaadle

rabow dawo caafimaadle

 

allow daris iyo walaal

allow isku duubnideena

adaa isu deyn karaayee

allow dalka noo hagaaji

allow dadka no hagaaji

allow dumarkiyo agoonta

allow danyartiyo miskiinka

ciroolaha dibinta ruugey

dartooda ha noo ciqaabin

 

allow dabka naga dhex oogan

adaa naga damin karaayee

allow nabad nagu daryeel

amiin allow, amiin allow

 

Her lyrics would touch your hurts subhanalah....

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

One would think she is the 'saviour'[not literally]and not only a mere musician...What a worthless fuss!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ True Malika, it is like u wearing da somali flag, and then da somaliland flag, or da djibouti flag, and people accusin u here and there smile.gif

 

 

come'on people, leave Maryan Mursal alone, waa fanaanad funaanadey doonto ha xirato amaan iska siiya maskiinta ha idin ka qaraabayee, dadkaan maba laga shurbeesan karo wallaahi

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

islaanta kaambiyo eey kujirtaa hala dhaafo ...adinka waligiin ma arkin miyaa ciyaartooy labada dhinac ukala safanaayo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Waa caqliileey ina Mursal...Ma naag reer Somaliland ka yeersiisay waxaan ogahaya!!! Rageedii iyo nus wilibo...Dhaafa...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this