Deeq A. Posted November 9, 2019 Ra’iisul wasaaraha federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka qeyb galay kulan ka dhacay xarunta Madaxtooyada Qaranka ayaa sheegay inay wax badan ka bedaleen siyaasad xumo uu tilmaamay inay horay uga jirtay Soomaaliya. Khayre ayaa sheegay iyo isaga iyo Madaxweyne Farmaajo marka ay imaanayeen siyaasadda lagu raadin jiray dhaqaale, laguna lunsan jiray xoolaha dadweynaha. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in hadda laga gudbay dhibaatooyinkaasi, islamarkaana ay la yimaadeen isbedal cusub. Halkan hoose ka dhageyso Cokda. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/cod-dagane-.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites