Sign in to follow this  
Deeq A.

Khayre “Waan bedalnay siyaasad xumadii dalka”

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul wasaaraha federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka qeyb galay kulan ka dhacay xarunta Madaxtooyada Qaranka ayaa sheegay inay wax badan ka bedaleen siyaasad xumo uu tilmaamay inay horay uga jirtay Soomaaliya.

Khayre ayaa sheegay iyo isaga iyo Madaxweyne Farmaajo marka ay imaanayeen siyaasadda lagu raadin jiray dhaqaale, laguna lunsan jiray xoolaha dadweynaha.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in hadda laga gudbay dhibaatooyinkaasi, islamarkaana ay la yimaadeen isbedal cusub.

Halkan hoose ka dhageyso Cokda.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/cod-dagane-.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this