biyo-cad

Flood disaster in Beledweyn.

Recommended Posts

galbeedi   

Beledweyne should never have been a town for big settlement. The depth of the river is not that deep when it crosses the city and the river banks are almost equal to the ground level. Any unusual rain or stream flow will guarantee flooding. Yet, it never happened on this level in eighties, seventies or even nineties. 

I think it is time for a new city at higher elevation area like 'Centa Kun Disha '. A guy from Beledweyne said that there used to be a levy to protect the city from flooding and somehow disappeared either by erosion or people might have taken the cement . This is happening a second time in three years . Something serious must be done. 

Another way to save the city is to create a flood diversion channels that could take the excess water to reservoirs or flood the areas where there is no major settlements. Furthermore, maybe we should build dams for this excess water and create electricity for the people of the region from Hiiraan all the way to Mogadishu. Well that is just a thought , but we have to get out of the quagmire first.

Anyway, we all should take part the fundraising that is aimed at helping our people in Hiiraan.

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Buburka laguu sheegayo oo aad in badan idaacadah ka maqashaan iyo culumada ma'ahan daaro buburay 

Waa wixii dawladu qaban lahayd oo maqnaa sodon sano.

Dawlad waa baqdin laga faa'iido markii magaceeda lasoo gaabiyo

Jidkii laamiga ahaa jaygii shiidnaa ee shiinah waa lagala baxay waxaa daabula iska roge magaalada dhex mara..

Wabigii waxaa laga buuxiyay qashin qof walbaa waa u madax banaantahay wixii uu doono

Magaalooyinka soomaalida ma laha biyaha la isticmaalo ama majaariga hoose oo ay maraan, guri kasta waxaa  3m ugu kaydsan xaajadii reerkiisa.

Markii roob iyo daadad yimaadaan waa is dhex qaadaan waana halista ugu wayn daadka ka dib.

Aqoonyahan soomaalidu waxay ka leedahay "hal" professor qudha oo maraykanka ku nool

Hadii dhulku garriiro asagay waydiiyaan ama wabigu butaaco, hadii xoolaha la gadan waayo asaga la waydiiyaa, dastuurka iyo xudduudka badaha sidoo kale dhaqaalaha iyo dhaqanka wax kasta.

Lagama yaabo inuu dhaho anigu waxaas takhasuskayga ma'ahan taariikhdaan bartay mana aqaan. Kuligood waa ka jawaabayaa.

Aaway aqoonyahankii deegaanka bartay maxaa loo waayay mid  hamburger'ka nus miiska uga kaca oo dadkiisa la tacaadufa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   
3 hours ago, gooni said:

Waa wixii dawladu qaban lahayd oo maqnaa sodon sano.

Oday Gooni,

Hadda waxii ka dambeeya waa in lagu wareysto. Proff. doqon ah oo ah, oo  dalka wax jira aan ka war hayn maxaa laga wediin. . Maxaa la yidhi ' Nin Daar Ku jiraa daruur ma arko'

Reer Beledweyne waxa aan ka rabnaa in ay noo sharxaan: waar awalba webigu waa fatihii jiree, waa maxay sobobta uu kani ugu eeg yahay kuwii dhici jiray qarnigiiba mar. 

Warku waa dawlad la'aan iyo cid waxii danta guud ka shaqaynaysa oon jirin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Geedihii ku hareersanaa wabiga ayee dhuxul ka sameeyeen wada jareen, thus daantii ciida ku hareersanaa wabiga hoos ayee u dhacday marka wabiga wax yar hadduu kor u kaco daad tan camal filo oo sug waaye.

Ummad caqli lix saac ayaa nahnay. Markaas ayaa leenahay waa masiibo Rabaani. Rabaani wey tahay ka sakoow dad naga mid ah ayaa fududeeye. Waa iyadoo la dhahay qof si bareer ah loo dilay inay dhacdo Rabaani ahayd, gacankudhiiglihiina la eedeyneynin.

Eebbe ha u gargaaro masaakiinta daadadkaan wax yeeshay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.