Sign in to follow this  
Ismahaan

Somali maryooley maxaa si ka ah

Recommended Posts

Ismahaan   

21389_85x127.jpg

Birthe Christiansen ayaa la sheegey iney xitaa aheyd siyaasiyad ka tirsan Gudiga magaalada (City Counsil) saaka 8:00 subaxnimo saacada Denmark ayaa iayadoo kasoo degeysa gaarigeeda lagu diley baarkinka xafiiska shaqada (Job center-ka) halkaasoo ay la taliye shaqada iyo dhaqaalaha ka aheyd.

 

 

 

Copenhagen(Puntlandi.com) Nin Soomaali ah oo 28 jir ah ayaa loo xirey dilka haweyneydaan oo la sheegey iney iyadu u aheyd lataliyihiisa dhaqaalaha iyo shaqada xafiiska shaqada ee magaalada Holstebro wadanka Danmark.

 

Ninkaan Soomaaliga ah ayaa bileysku gacanta kusoo dhigeen saacado ka dib markii la diley haweyneydaan. bileysku waxey sheegeen in ninkaan loo xirey dilka haweyneydaan balse waxkale oo faahfaahin ah bileysku ma bixin. walina lama helin mindidii ama qalabkii dilka loo adeegsadey,bileyska ayaa xirey goobtii dilku ka dhacey waxeyna baarayaan qalabkii dilka loo adeegsadey iyagoo adeegsanaya eeyada bileyska.

 

Warar aan ka helney Soomaalida degan magaaladaan oo taqaan ninkaan Soomaaliga ah waxey noo sheegeen in xaley uu ninkaan ku hadlayey hadalo kala gadisan.

Willkaan 28 jirka ah ee loo xirey dilkaan wuxuu ma uusan laheyn xaas.

 

Haweyneyda la diley Birthe Christiansen oo 56 jir ah waxey aheyd siyaasi ka tirsan gudiga degmada,wayna ku cusbeyd shaqadaas gudiga degmada cusub,xaley ayey ka qayb gashey shirkii ugu horeeyey tan iyo markii loo doortey shaqada gudiga magaalada.

Waxeyna ka tirsaneyd xisbiga Social dimoqoraadiga(Socialdemokra­tern)

 

Shaqadeeda caadiga ah waxey aheyd lataliye shaqada iyo dhaqaalha xafiiska shaqada (Jobcenter) ,waxeyna kaloo xitaa lataliye u aheyd Soomaali kale oo wiilkaan loo heysto dilkeedu kamid ahaa.

 

Bari ayaa maxkamad la horkeenayaa wiilkaan Soomaaliga ah, Bileysku waxey kaloo sheegeen inuu wiilkaan Soomaaliga ah dafirey kiiskaan loo heysto.

 

kala soco Puntlandi.com wixii soo kordha kiiskaan

 

Puntlandi EU News Center

Copenhagen

source Puntland.com

sheekadii of denish ah

Share this post


Link to post
Share on other sites
Peacenow   

It's a never ending nightmare. Islamism, poverty, refugee, terrorism, lack of government.

 

What did I do to deserve to be tarnished by all of this rubbish.

Share this post


Link to post
Share on other sites
5   

God it's gonna take ages to read that. In English, please?

 

My Somali is perfect but my level of laziness is currently at an all-time high.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxaa dhacey? Ma shaqo raadso oo intarfeew tag baa laga waayey wasaqa?! Wallee qaadka iyo lacagta cayrta maxey dad dhulmisey. Eeboow u gargaar dadkaasi iyo victimohooda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

 

It says, no one knows yet what the motivation was for the murder. In fact, all it says, is a 28 year old Somali man was arrested for the murder of this lady who worked in the welfare office of this small Danish town. I presume investigations are on going, and in my book, my Somali brother is to be presumed innocent of all charges until found guilty in a court of law.

 

Also Sherbaan, the article says that some folks in the Somali community out there said that the young fella was a little disoriented the last time they say him.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

posted by Peacenow:

It's a never ending nightmare. Islamism, poverty, refugee, terrorism, lack of government.

 

What did I do to deserve to be tarnished by all of this rubbish.

........

 

looool it hurts yaah waraa..and you tried everything to be different even left your faith and culture...I told you before my friend "Kill your self!!" heck with this qaxooti "islamism" life yaah!.....

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this