Sign in to follow this  
Deeq A.

Kooxo hubeysan oo dil ka geystay Kismaayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Kismaayo (SMN) – Dabley aan wali  la aqoonsan ayaa magaaladda Kismaayo ku toogtay Oday dhaqameed aad looga yaqiinay halkaas.

Xaaji Saciid Ciise Adoon oo dilkiisa uu ka dhacay xaafadda Calanley ayaa waxaa sidoo kale uu kamid ahaa ganacsatada Jubbaland.

Ma jirto koox illaa iyo haatan dusha saaratay mas’uuliyadda falkan. Laamaha ammaanka dowlad goboleedka ayaa nan wali ka hadlin.

Waa nabadoonkii labaad oo dalka lagu dilay saacadihii lasoo dhaafay, waxaana ka horeeyay Oday lagu toogtay magaaladda Afgooye.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this