Sign in to follow this  
Deeq A.

Nabadoon caan ah oo lagu dilay Afgooye

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in degmadaas lagu dilay nabadoon caan oo si wayn looga yaqaanay gudaha degmada Afgooye.

Waxaa lagu magacaabi jiray nabadoonka ladilay Ibrahim Maxamed Ibrahim.

Lama oga sababta loo dilay waxayna goobjoogayaal xaqiijinayaan in lagu dilay bartama magaalada Afgooye.

Kooxaha dilka geystay ayaa goobta ka baxsaday, waxaana dilka nabadoonka si weyn ugu xumaaday shacabka degmada Afgooye.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this