Sign in to follow this  
Baluug

Happy Birthday to all my qaxootis!!

Recommended Posts

Kool_Kat   

Originally posted by nuune:

lool@kompalal'aano, wax waalan,

 

hada ka hor baa islaan da'deeda lagu qiyaaso ilaa konton iyo sideed jir baa waxey bilowdey iney suuqa ka shurbeesato, calaashaan suuqaa galaa camal waaye janta fagax, odeygeedana mar hore ayuu ceesaantoo kala xiran ku qabtey, cidladii ayey u adkeysan weyday, dhaxdeey soo xiratey, is giiji ayey is tiri, gabar yaroo xiiran iska soo dhigtey oo da'deedu lagu qiyaasi karo dhowr iyo labaatan jir ugu badnaan, bislaatoo bishimuhu bidhaamayaan, islaantii daamaha raamaha laheed, ee dhaxda dhukursaneyd maba la moodo, ee ilkaheeda iyo gawsuhu soo baxsanaayeen markey hadal is tiraahdaba,

 

 

waxaa dhacdey kuwa oo cayaalka xaafada ah aa arkey xariiftii oo laafyooneeso, boorso asasiino aala wataa, kuwaan rageedi ay ahaayeen waa la fahmey ciyoowba inee xoogaa wax ka si yihiin qoftaan laakin ay dhaarsantahay caawa, waxey wacad ku soo martey iney wiil yar soo majiijiso caawa ama hurda la'aan,

 

kuwii cayaalka xaafada ahaa aa qoftii ku soo dhawaadey, qash qashaad aa lagu bilaabey, iyo in ayadoo socoto shaafto loo xaabiyo si ay u kufto, qoftaan maa kufniin kala jecel caawa weyba karaysaa
:D
, sidii aa mid ka mida wiilashii islaantii cirbaha dhag ka siiyey ayado socoto, afganbi ay u dhacdey, garbasaartii aa dhinac uga siibatey oo geeskaas ku dhacdey, diracoo daliigmo lahaana horey horey uu usii siqmey ilaa garbaha uu gaarey, waxaa kuu soo harey gorgorod aliindi ah tiina kor ay uga siqatey ilaa dhaxda, cali fallaax lama qabo,
waa moolto fitamiina leersi nuudo caadi waaye qofta, isbaalahana geedkiisi mala gashno.

wiilashii markey arkeen see tahay qoftaan iyo lafaha maqaarka ka muuqda lugaheeda ilaa kalxamaheeda intey yara qosleen ay intey ka naxeen ayey kor usoo toosiyeen, wey kici weyday illeen waa habaree.

 

markey istaagtey oo la asturey ayaa wiilashii weydiiyeen, qofyahay meeqa sanaad jirtaa, markaasey tiri
eedo waxaan jiraa 25 sano
:D
, wey is qarxisey eedo ay tiri, ayadoo afka ka dhiigeeso ayaa la soo kaxeeyey oo gacmaha gawaanka ka diir diireen markey af ganbiga u dhacdey, gurigeeda ayaa la keenay,

 

wiilashii ayaa waxey damceen iney islaanta odey usoo raadiyaan, wey ku guuleesteen iney odeygoo la miirta dhuuxa u keenaan islaantii.

LOOOOOOOOOOOOL...Ilaahoow Nuunoow hadaa caadi tahay!!!Wax waalan...Ana sheeko kombalaano kusaabsan aan sugaayay, aasaa waxaan qortay... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by AAliyah416:

^ Red is my favorite color, that is all
smile.gif

 

lets just say red makes me stand out
icon_razz.gif

Is that so? I will wrap myself in gift box then. umm I can perhaps throw dirac in there too. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baluug   

Another year older and another year wiser :D Happy birthday!! I actually have 3 Somali friends and one Sudanese friend on Facebook who listed their birthday as Jan. 1st :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Didn't know anyone with a Jan 1st b-day till today. A relative just a had a baby girl, what a to start the year. Bless the Jan 1st crew..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

My older sister's bday is actually on the 1st of Jan, but to avoid the whole qaxooti thing she celebrates on the 31st of Dec...SHE IS NOT QAXOOTI!!! :D

 

Dhalasho wacan oo wanaagsan to the Jan 1st crew...

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

hada sheekadan bday daacad meey inika tahay ...Cake maa inta shumac galisaan afuuftaan? ilbax & nus aatihiin smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^ intaa murqo dhiseesay saa bajaq yaasha u bishisid, aduunkaa waa la tagay dhooreyahoo buufka leh....lol...

 

Duqa wiligaa ma aragtay adiga islaan marlabaad ilko dhacsatay oo birthday loo sameeye..war aaryo ee cake ku afuufto xitaa sanbabkeeda kuma harin..anaa kuu arkay abti..abooto ee aheed 88 ee galeesay...Toronto ee ka dhacdaa alaabtaas..shumacna waa laga tagay, cuud ayaa la surtay cakeka reer magaal nimo aa looqabaana ka wara... duqdaas hada wee ku deysay aan u qabaa sun ee siiyeen.....

 

KK.. Walaashaa reer magaal waaye hadee 31 xaflad dhiganeyso..lol..

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^LOOOOL, ilahoow hadaa caadi tahay maxaa dhahaa!!!

 

War cake lama afuufo, waxaas ciyaal ciyaaleey waaye...Casho iyo sheeko sheeko lee la'aadaa, yacnii an excuse to get together camal nooh...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Kool_Kat:

quote:Originally posted by Cadaan:

[qb] What size wedding ring do you take?
:D

LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL...Straight to the point yaah? Sheeko...You better do it though like the 'Cadaan' people do - romantic dinner at the top of a building over looking the water, hide the ring in the dinner plate, when she opens - booooooooooom - you're already on one knee, holding back tears "Aaliyah would you be my wife"...LOOOOOOOOOOOL...
And cadaan singing
! how romantic would it be kooleey?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this