Sign in to follow this  
Baluug

Happy Birthday to all my qaxootis!!

Recommended Posts

Pujah   

Thanks, but no thanks for that b-day wish to no where Cadaan. My B-day is on July 7 and yes I will turn 25 yet again.

 

Thank you very much :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baluug   

^ :D Obviously this means you're not 25, but you can still pass for 25 for many years I think, my good-looking friend. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

Mine is coming closer ,,,, stay tuned for 11th Feb ,,, but u should remind me coz i always forget it is my B-day ,,
:D

Amaa hee thread 'Happy B-day Jacaylbaro' aad is leedahay aa noo furtaa on Feb. 11th? :D JB baa tohoo waxkastaa kaa suurooba...

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Koolo, ninkaan wax kasta ka filo aan ku dhahay, minja iyo madax meeshuu soo gaaro uu maqaskiisa dhigaa :D

 

 

Inshaa ALlaah Lix Number markaan gaaro ayaan dabaal dagi doonaa ,,,,,,(imitating JB writing ,,,,)

 

 

Bday iyo jimankaasi maba rumeesni anigu

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lool@kompalal'aano, wax waalan,

 

hada ka hor baa islaan da'deeda lagu qiyaaso ilaa konton iyo sideed jir baa waxey bilowdey iney suuqa ka shurbeesato, calaashaan suuqaa galaa camal waaye janta fagax, odeygeedana mar hore ayuu ceesaantoo kala xiran ku qabtey, cidladii ayey u adkeysan weyday, dhaxdeey soo xiratey, is giiji ayey is tiri, gabar yaroo xiiran iska soo dhigtey oo da'deedu lagu qiyaasi karo dhowr iyo labaatan jir ugu badnaan, bislaatoo bishimuhu bidhaamayaan, islaantii daamaha raamaha laheed, ee dhaxda dhukursaneyd maba la moodo, ee ilkaheeda iyo gawsuhu soo baxsanaayeen markey hadal is tiraahdaba,

 

 

waxaa dhacdey kuwa oo cayaalka xaafada ah aa arkey xariiftii oo laafyooneeso, boorso asasiino aala wataa, kuwaan rageedi ay ahaayeen waa la fahmey ciyoowba inee xoogaa wax ka si yihiin qoftaan laakin ay dhaarsantahay caawa, waxey wacad ku soo martey iney wiil yar soo majiijiso caawa ama hurda la'aan,

 

kuwii cayaalka xaafada ahaa aa qoftii ku soo dhawaadey, qash qashaad aa lagu bilaabey, iyo in ayadoo socoto shaafto loo xaabiyo si ay u kufto, qoftaan maa kufniin kala jecel caawa weyba karaysaa :D , sidii aa mid ka mida wiilashii islaantii cirbaha dhag ka siiyey ayado socoto, afganbi ay u dhacdey, garbasaartii aa dhinac uga siibatey oo geeskaas ku dhacdey, diracoo daliigmo lahaana horey horey uu usii siqmey ilaa garbaha uu gaarey, waxaa kuu soo harey gorgorod aliindi ah tiina kor ay uga siqatey ilaa dhaxda, cali fallaax lama qabo, waa moolto fitamiina leersi nuudo caadi waaye qofta, isbaalahana geedkiisi mala gashno.

 

wiilashii markey arkeen see tahay qoftaan iyo lafaha maqaarka ka muuqda lugaheeda ilaa kalxamaheeda intey yara qosleen ay intey ka naxeen ayey kor usoo toosiyeen, wey kici weyday illeen waa habaree.

 

markey istaagtey oo la asturey ayaa wiilashii weydiiyeen, qofyahay meeqa sanaad jirtaa, markaasey tiri eedo waxaan jiraa 25 sano :D , wey is qarxisey eedo ay tiri, ayadoo afka ka dhiigeeso ayaa la soo kaxeeyey oo gacmaha gawaanka ka diir diireen markey af ganbiga u dhacdey, gurigeeda ayaa la keenay,

 

wiilashii ayaa waxey damceen iney islaanta odey usoo raadiyaan, wey ku guuleesteen iney odeygoo la miirta dhuuxa u keenaan islaantii.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

afganbi ay u dhacdey, garbasaartii aa dhinac uga siibatey oo geeskaas ku dhacdey, diracoo daliigmo lahaana horey horey uu usii siqmey ilaa garbaha uu gaarey, waxaa kuu soo harey gorgorod aliindi ah tiina kor ay uga siqatey ilaa dhaxda, cali fallaax lama qabo, waa moolto fitamiina leersi nuudo caadi waaye qofta, isbaalahana geedkiisi mala gashno.

Aaaboo aabooo, xaa ku qandho bug eh! :D . Ebedkeed mala sheegin qof horta af-ganbi u dhacay oo qaawismay. Dharka wuuba ku kor seexanaa ee ma asaabo feedmo??????

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

I find the date of this topic really scary because i remember that date like it was yesterday, which shows how fast time flies

Share this post


Link to post
Share on other sites

I used to believe the first-born January people that qurbaha imaaday a bit exaggerated. Sure, they were a few here and there, but not that many.

 

That is until I had seen online a published suspected criminals, many of them young Soomaalis from an American county. God, more than half of them were born first Janaayo. Some as young as who were said to be born in 1984/5.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this