Sign in to follow this  
Deeq A.

Darawalka Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Nin Shacab Ah Toogtay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Darawalka wasiirka waxbarashada Somaliland ayaa nin shacab ah ku toogtay deegaanka Dhubato ee degmada Laasgeel.

Ninka ayaa ah dhaawac sida uu ii xaqiijiyay guddomiyaha degmada Laasgeel.

Ninka dhaawaca geystay ayaa marka uu ninka toogtay waxa la socday wasiirka waxbarashada ee uu Darawalka u yahay.

Labada nin ayaa muran kooban dhexmaray sida lay sheegay kadibna Dawaralka wasiirka ayaa la soo baxay Baastoolad oo ku dhuftay ninka shacab ah.

Wefdiga wasiirka ayaa ku sii jeeday magaalada Burco ee gobolka Togdheer.

Xigasho: Wariye Xasan Galaydh

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this