Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Agaasimaheedii Hore Maxamed Ilkacase Oo Ka Qayb-galay Caleemo Saarka Axmed Madoobe

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Marwo Hinda Jaamac Gaani ayaa sheegtay in ay aad iyo aad uga xun tahay tigitaanka caleemo saarka Axmed Madoobe ee agaasimaheedii Maxamed Aadan Ilkacase.

Waxa ay guud ahaanba dhalliishay dadka Somaliland xilalka ka soo qabtay ee marka xilka laga qaado xamar u xilal doonta, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this