gooni

Khudbadii Uunsiga

Recommended Posts

gooni   

 

Somaalida Kenya inkastoon aanan aqoon u lahayn,madaxdooda bay ka muuqataa sida ay uga aradan yihiin dhaqanka iyo maah-maahyada ragga u gaarka ah iyo kuwa kale.

 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Mt. Ducaale assumes that this region is another Kenyan county. Everyone who is present today has crossed a line, especially the former presidents Hassan Sheikh and Shariif Ahmed.

THey became the weak guests of a feast organized by foreign government in their own countries.

Xaflad Keenya ku soo diyaarisay dalkoodii gudahiisa ayey marti ka noqdeen.

Farmaajo, heshiis gal oo isdhiib ama hawshan ka jawaab. Labadaa wax ka dhaxeeya ma jirto.

 

  • Like 2

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   
On 10/15/2019 at 10:50 AM, gooni said:

 

Somaalida Kenya inkastoon aanan aqoon u lahayn,madaxdooda bay ka muuqataa sida ay uga aradan yihiin dhaqanka iyo maah-maahyada ragga u gaarka ah iyo kuwa kale.

 

Dulli dulli dhalay. Ummad dhan maxaa afkaada huurada leh ugu soo taagi? Aadan Barre hadduu daacdaacsaday, ma annakay na qusaysaa? Haddaadan iska dhicin karin oo siyaasi u jawaabo aadan haasanin, annaka ha nagu soo jeesan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   
21 hours ago, Haatu said:

Dulli dulli dhalay. Ummad dhan maxaa afkaada huurada leh ugu soo taagi? Aadan Barre hadduu daacdaacsaday, ma annakay na qusaysaa? Haddaadan iska dhicin karin oo siyaasi u jawaabo aadan haasanin, annaka ha nagu soo jeesan.

Islaan mooyee uunsi nin ka jawaabi kara ma jiro Dr.haatu

Dhaqanka iyo maahmaahyada ragga, jigjiga maad kasoo bararataan intaad xanaaqa iska dayso.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.