Suldaanka

Remember this? Taariikhdu ayadaa dadka kashifta..

Recommended Posts

Xildhibaan Qodar: "Waxay garan waayeen, bal aan ka doodno, laakin sidii qof mayd ah oo xabaalsha loo dedejinaayo ayay habeenkii xeerkii qoreen subaxii aroornimo foot u qaadeen." 

:D :D :D

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   
On 10/14/2019 at 6:44 AM, Suldaanka said:

All quiet on Reer Koonfur Front. Xad gudubka Dawladda Kenya cid ka hadlaysa, bal adba. Mid walba dantiisa ayuu ka raacday. 

Kenya waxba kuma haysato soomaalida waligeedna ma dhicin

Waa soomaalida qudheeda waxa dhulkooda kala goynaya oo qaarba meel doonayo.

kuwo shaydaan ingiriis jeclaysiiyay kuwo uu kenya jeclaysiiyay, kuwo uu Ethiopia jeclaysiiyay iyo kuwo inay iibiyaan  jecelaan lahaa haday u suurto gasho.

Su'aashu waxay tahay marka yaa soomaalida saxdaa ah oo dhaliisha la saaraa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.