Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Farmaajo oo gaarey Addis Ababa

Recommended Posts

Deeq A.   

Addis Ababa (SMN) – Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa.

Waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Bole si diirran ugu soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha waddanka Itoobiya, Dr. Abiy Axmed.

Villa Soomaaliya ma aysan shaaca ka qaadin ujeedka socdaalka madaxweynaha, balse waxaa la sheegayaa in uu ka qeybgalayo shir.

Hoos ka daawo sawiradda

EGg6mkMWsAAc1bC.jpgEGg6mkVX0AAobhL.jpgEGg6mkVXkAUDsbJ.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this