Sign in to follow this  
Nin-Yaaban

How many Wifes?

Recommended Posts

LOL@LOL

Maxaa kaa yaabiyay nuune gabadha runta ayay sheegtay...

go sis tell it like it's

i like when i see strong sisters who take care of their busniss... riTE ON SISTER......... :cool:

AFKAAGA CAANO LAGU QABAYYYYYYYY OR SHOULD I SAY CIIR LAGU QABAY..........LOL icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Zakariye   

s/a

Waa runtaa Walaal Nune , waxaa cajiib noqotay waxaad moodaa in qof waliba uu rabo in uun caytamo, no plain discussion. Actaually if this goes on then the Admin needs to create a speacial Icon for those who jecel in ay Caytamaan mar waliba. Maxaa looga xanaaqa markuu ninka guursada more then one wife, i am married more then one wife .

c/salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
La-y-La   

Zakaria, I have a simple question 4 u that has been in ma mind for sometime now, who does wife #2 and wife #3 claim to be their husband or their kid's father? :confused:

 

I mean, since it is all ilegal in the US, i was wondering how u handle that situation.

cuz u know u cant say ur kids are wacelo, thats straight up dambi and u cant say, boifriend aa iga dhaley, :( cuz dambi kale lee af lagashay.

 

Could u please answer moi?

 

I seriously do not have anything against anybody who has many wifes, that is as long as he treat them right, but god, i just cant see me wit a husband that has too many wifes he dont really need.

 

peace.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I found this topic really fun. Man who has many wives and he is the only one who could support all these women... lol

 

Zakariye adaa uyara'eg nin wax garad ah marka inantan yar guuxeeda ayeey kadheereeneesa ee karoonow

lol@ nuune mayaabtay sxb inanta seey saxiibka oga daba qaadatay shaqo eeeba kadhigatay

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

QUEEN EYES,lol,lol,u r funny u know, i hope ninkaaga inuu naag kale kula guursado,aamiin, :D :eek: maxaad dhahday runta ayaad ka yaabtay,i don't think so,waligayba run kama yaabin,queen,sister,kaaga daranka waxaad leedahay waa busniesskeeda...... lol :D ,u know,aniga dabeecad baan leeyahay oon la murmeenin gabdhaha,because they are just gabdho,aad baana u xushmeeyaa,si xad dhaaf ah waliba,no need for muran,i think u got my point!!

 

 

MINDSTATE,sxb adiga ma yaabtay,meeshaan waxbaa ka socdo....

 

aaway my sister 2Cute,fiiri abaayadiis,waxaan ku dhaho maba garanayaba oon ka aheen zakariye wuu kaa eed sheegaty ee iska dhaaf ha u maleenin in aan ahay abukaate laakiin abukaate ayaad tahay waaad i dhihi kartaa as long as it is ok 2 say it,instead aniga i daba dhigo oo wax iga sheeg hadaad rabto laakiin walaahi ninkaas iska dhaaf walaashiis ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Changed   

if the man wants to have four wives let him be ....u are not going to be his wife so why bother with it ......war soco 20 naag so aroos .......make sure u feed them icon_razz.gif ...i would not care if a man wants to have multiple wives if he is not man :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Zakariye   

s/alaykum all

 

marka ugu horeysa i would like to take this opportunity to thank one of our floor admn,thank you so very much sida wacan oo add arrintan u soo dhexgashey, runtii xageyga waxba kama xumaanyaan inshallah. mahadsanid admn.

 

marka labaad, Mizz Uni.,thank you soooooo very much for wishing me more wifes walaalhi i wish in aan awood u lahaan lahaa in aan guursada 20 naag

walaahi, cz you have all these beatiful somali women running around without a man, i luv to have all of the, but hear this mizz uniq, i am begging God if you ever get married, lol,lol, that your Future Husband get married to 3 more wifes, and i would like to see then how u react,lol. it is just a joke walaal macaan, . Laakin illahey baan kaaga baryeye nin fiican iyo a lot of other sisters in the house lol.

 

well i am done , here

 

c/slaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Zakariye   

s/alaykum kulli.

 

walaal Serenity, you have asked a very logical questions that one might ask, hadii aan kuu sheego walaal macaan, waa run aniga 2ba xaas baan qabaa oo aad baan ugu faraxsanahey, mid baa waxa aay ii leedahey 2 ciyaal, midna ilma malaha.

for that reason i haven't experienced yet my other wife giving a child birth yet, but incase inshallah she gets a child, my children will never be called , wacil cz i am the father you know and i am a muslim , so i am getting married my relegion, ma aha midda kristaanka ahi , walaal, marka ha iloowin waligaa in aanu nahey muslimiin oo aanu ku dhaqano diinta muslimka , oo ciyaalkeynu aay yihinn , dad ku dhashey diinta muslimka. but your question was a legitimate one and i appreciate it, thanks for asking god bless you walaal macaan, adigana waxaan ilaah kaaga baryaye hadii aad guursato , in uu ninkaaga kuula guursada 2 xaas oo kale.lol,lol. waa joke walaal,

 

c/salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Zakariye:

s/calaykum kulli,marka ugu horeysa anigu waxba kama qabo ragga guursanaya 4 naagood, waayoo anigya hadda waxaan qabaa 2 oo jooga magaalada mn,iyo mid joogta Burco oo u soo socoto Mn, hadda waxaan rabaa marka saddexdooda ay isku imaadaan in aan u sheego in aan rabo in aan guursada midda afaraad oo hadda aan la socdo, illaahey waxuu na siiyay hablo fara badan hadda ragga waxaan kula talinayaa, marka aad guursanaysid xaaskaaga kuugu horeyo in aad u sheegtid , saddex kaloo guur baa soo socdo hadii ay maya tiraahdo, hadda meesha ku fur.

 

c/salaam

Ah saddex xaas baad leedahay mid kalena waa suubis miyaa? LoL...Mansha'Allah! :D

 

Actually waxaad ixasuusisay ruwaayadii Cilmi iyo Caado, markii odaygii dacar afartiisii naagoodba ey eryeen...midi ifur bey ku tidhi, midina war MOOOVE bey ku tidhi...tii saddexaadna albaabkey ka xidhatay oo caruurtiisina wey u tuurtay! Markaa isagoo soo rafaaday, oo cunto aan cunin laba cisho, oo kildhi yar, bakoorad iyo laba curruur ah wata ayuu intuu naagihii kale furay (4 banaankuu ku qabay, 3na undercover, labana arintooduu waday markaa) ayuu ku noqday Mana-Caday (Saada Cali), mid iska miskiinad aheyd oo aad u jecleyd odayga, isaguna u hanjabi jiray markii hore. Markuu saacado baryayay isgoo labada low haysta, ayeey iska cafisay oo ay kaxeysatay. One can only hope he had learned his lesson well by then.

 

Markaa Zakariyoow, somaalidu waxay ku maahmaadaa "wax badso waa wax beel"... icon_razz.gif

 

Ameenah, I see they are already making you work hard!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Zakariye   

s/alaykum.

 

Barwaaqoy, walaal macaan so far my relationship has been almost perfect,runtii guri degan xaas faraxsan ilmo quruxbadan oo ilaahooda ka baqa, iyo odey jecel 2badiisa xaas,yaa heli kara.

riwaayada aad sheegtayna waxaan filaya in ay quseeyso ragga aan xushmeyn hablahooda. up untill now my life has been smooooooooth , and i thank that for God and for my beautifull wifes. and ove all ME. Barwaaqo bal su'aal adigu , hadii lagula guursada islaan ma xanaaqi laheyd walaal?

 

c/slaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Zakariye,

 

Marka hore walaalo, waan ku faraxsanahay iney noloshaadu sidaa u fiicantahay. Guri dagan, caruur quruxbadan iyo husband/wife heersare ah waa wax la wada doonayo. You appear very blessed, Mansha'Allah.

 

Laakiin, haddii reerkaagu sidaa imika u fiicanyahay, maxaad ku falaysaa dumar kale? Labadaada quruxda badan kuguma filna? Kama baqeysid (Ilaahay ha kaa qabto e) in aad balaayo rabshad badan guursatid oo gurigaaga dagan roggta?

 

"Barwaaqo bal su'aal adigu , hadii lagula guursada islaan ma xanaaqi laheyd walaal?"

 

Maya ma xanaaqi laheyn...dhakhtarka madaxa ayaan ninka u geen lahaa. Gabadh iga yar ama iga quruxbadan haduu rabo inuu guursado, waa wax lafahmi karo, laakiin...ISLAAN? :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lol@BARWAAQO,islaan lol,that is funny wallaahi,u don't like islaan,but u want gabar kaa yar ama kaa qurux badan,i like that comment :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this