Sign in to follow this  
Libaax-Sankataabte

NEWSWEEK: A Dying American Town is Revived by Somalis

Recommended Posts

^waxa ay better ku yihiin in "far far places" ma-aha wax adiga kuu yaalo ya foreigner. Taada kasoo bax icon_razz.gificon_razz.gificon_razz.gif and leave dadkeena to attend to their business.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by LayZie G.:

^waxa ay better ku yihiin in "far far places" ma-aha wax adiga kuu yaalo ya foreigner. Taada kasoo bax
icon_razz.gificon_razz.gificon_razz.gif
and leave dadkeena to attend to their business.

Adiga sowtii la is waydiinayay inaad soomaaliyad tahay iyo inaad xabashiyad tahay .... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Mashallah awesome pics..

 

Ilaahow dadkeena no daa meshaya jogaanba...

 

amiin amiin

 

Qalbi adeyg nimanka somaliyeed somalia waxa ka dhacaya maanta yaga ugu wacan....loma baahna dee saawiradooda ....kaftan :D

 

Except for the fashion week actually couple of pix are somali guys with their traditional clothings (macawiis)...

 

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

J-Baro, adiga hadaa shaki kaaga jiro waxa aan ahay, oo interest ku tahay(which I think you are), threadkaas aan anagu isugu imaano oo aana kala baxno, sida adeerkeey AT&T uu white flag u wave gareeye mid kasii daran aan kuu haaya, ee maxaa ka qabtaa?

 

 

As far as this thread is concerned, dad soomaali eh success sheekadooda ayaa meesha taalo and adiga waxaad dhaxdaa "foreigner aan ahay" hadana adoo meelaha meermeersaneyso oo u eg mid dantiisa ka filan, ee nin yahow maa taada ka fiirsatid and ummada "somaliyeed" maad hooshooda udeysid? ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Waraa Libaax nuune runtiisa waaye, niyad dhisid aa wadaa lol.. Fasion show aa noogu soo dhajinee meeshaan sidii in eesan meelaha kale ee somalida joogaan laga sameyn camal lol...

 

I been to maine and maasha allah is a strong community and very much somali.. every bajaq oo yar somali fiican ee ku hadashaa and here in canada, bajaq kaste oo gafuur weyn ingariis ee kaa horkenee and they think hadaa ku hadashid Somali in aad tahay FOB sommama beeeeeeeeeeech!! lol.

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Tuujiye no need to generalize we have a strong community in canada as well.And, so many of us can speak somali pretty well..

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ lol che

 

Waryaa tuujiska, bajaqyaashaas hada ayey iney USA imaadeen ee adoo wali CANADA dhiiqadiisa ku jirto ayey kaaga horboodeen oo ay meesha kaaga tageen, ee meesha kakac.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Layzie, anigu waa ogahay somali iyo xabashi midkaad tahay ,, waanan ku faraxsanahay inuu A&T ku soo hadeeyay ,, :D ,,, laakiin sawirada meesha ku yaala ,, i don't think they even look like Somalis.

 

Yes, foreigners can judge ,,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Aaliya lol you know what I'm talking about yaaqee!! how many somali girls or guys do you know at ages between 18-25 that speak very good somali? In Canada? I know T.o is alot better than Ottawa.. I also do think Canada has the strong community maasha allah but it could be stronger.

 

Layzie aniga wiligee ma is badalaayi.. in kastoo aan somalia yaraan ugaga soo tagay, igama garaneysid lol.. Shalay in aan dhoobeedii Jilib ka imaaday ayaad ii malesan doontaa lol....

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^ I know there are some somalis who can't speak somali, but don't make it seem like they are the majority. Am 21 yrs old and I can speak somali pretty fluent, maybe even better than you...so try not to lump everyone into one category...But yeah some somalis certainly need to start taking pride in their langauge and heritage...as for those who choose not to, it's their loss. There's still over 8 million of us....

 

ilaahayoow luqadeena, dadkeeyna iyo dalkeyna no daa amen amen amen...

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by AAliyah416:

ilaahayoow luqadeena, dadkeeyna iyo dalkeyna no daa amen amen amen...

 

salaam

Ducooy aamiin dhaha,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this