biyo-cad

Happy ending!

Recommended Posts

gooni   

Waa xusbi loo sameeyay inuu dadka ka qosliyo.

Lix qofna qadiyadii ingiriis laga gadi waayay bay madoobe kasoo gadayaan, asagana caruurtii oo yurub uga dayacan yuu xal u doonayaa 😁

Shakhsiyan waa ninka kaliya oo aan ka dhagaysto siyaasiyiinta waqooyiga, hadalkiisa qaybta xun haduu ku bilaabo haka tagin laga yaabaa inuu wax sax ah kusoo xiro.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Muuse Biixi waa in uu jeelka dhigaa Faysal iyo cida Kismaayo u tahriibta. Madaama aysan toos uga duuli karin Hargeisa to Kismaayo, waa in ay Nairobi sii maraan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.