galbeedi

Former president Shariif Ahmed want to break the law and create chaos in Jubbaland.

Recommended Posts

gooni   

Madobe wuxuu ka hor yimid dawladnimada iyo sharuucda dalka waana khaa'inu wadan.

Wuxuu xiray hawada kismayo badda iyo bariga asagoo ku hadlaya afka kenya.

Nimankaan isku sheegaya madaxwynayaal hore ma waxay taageerayaan in dalku fowdo iyo is doorasho kala madaxbanaan ku jiro?

Aragtidayda waxaa u fiicnayd inay dawladda hadda jirta waxna ku raacaan waxna ku diidaan waa aragti siyaasdeed oo fiican, si ay u kasbadaan shacbiyadda farmaajo qaarkood

Balse haday beel un isku daba galaan warlord'na ku caano shubaan waxay hoos usii dhigaysaa sumacadoodii ayagoon awalba saa usii fogayn.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, galbeedi said:

I think we passed that stage

Did we really? No we didn't.  We are feudal,  tribal people.  We don't have laws on anywhere. It's,  I believe,  a case of 'this is my town,  fella,  don't you forget '.  We haven't moved on. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Sheekh basaas ee markii sadeexaad raba inuu iso soo sharaxo. This is what he call himilo qaran. He got money from UAE to go kismaanyo and legitimize Madoobe but he was stopped. Anyway, he got his money and that is what is a matter for him.  He may ask even more money to keep quiet for a while. That is the nature of basaas shariif. A different typ of SOMALILAND WARAABE.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.