Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo magacaabay Wakiilka Puntland ee Maraykanka

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay Wakiil cusub oo Puntland u qaabilsan Qurba-joogta reer Puntland ee ku nool waddanka Maraykanka.

Dikreeto xalay ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Puntland oo tirsigeedu yahay Lr-68 ayaa lagu sheegay in Mulki Cabdisamad Xuseen loo magacaabay Wakiilka Puntland u jooga Dalka Maraykanka kadib markii la arkay baahida loo qabo xoojinta xiriirka u dhexeeya dowladda Puntland iyo Qurba-joogta reer Puntland ee ku nool waddanka Maraykanka.

Hoos ka akhriso dikreetada

BEE.png?w=1000&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Deni oo magacaabay Wakiilka Puntland ee Maraykanka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this