Sign in to follow this  
Deeq A.

Khayre oo gudoomiye shir ka dhan ka ah AlShabaab

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Ra’isul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyey shir ay ka qeyb Galeen madaxweynayaasha Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed.

Kulanka ayaa looga hadlay qorshaha deegaannada AlShabaab lagaga xoreenayo, lagu gaarsiinayo adeegyada bulshada iyo dowladda.

Maxamed Cabdi Waare iyo Cabdicasiis Lafta Garee ayaa dhanka kale kulan gaar ah waxay la yeesheen Khayre, iyaga oo kawada hadlay amniga iyo arrimo kale.

Qaybo kamid ah gobolada dalka ayaa waxaa ka socda olale balaaran oo AlShabaab looga qabsaday tuulooyin muhiim ah.

Image may contain: 1 person, suitImage may contain: one or more people and people sitting

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this