Sign in to follow this  
Archdemos

Losing her faith

Recommended Posts

Shabaab iyo inteena kaleba isku diin unbaan haysanaa, waxa la isku khilaafaa waa interpretation qaarba/dadba si u sameeyaan. Marka lama oran karo Shabaab isku diin ma nihin.

 

Shabaabku qofka ka soo horjeedaa way fogeeyaan, is lagu dayadose maaha.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

Maadeey……………i did not say waa gaalo, laakiin qofkii iyaga diin ka dhagaysta hala su’aalo wuxuu aaminsan yahay baan qabaa.i believe inaysan diinta si sax ah u haysan, lagumana hasto inay dad dileen Somali waligeed bay is dili jirtay….. laakiin iyagaa u horeeya qof aayad iyo xadiis u daliishada dhiiga dad aan waxba galabsan.adba waa ogtahay cida wax gaalaysa inay iyaga uun yihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Si alaale si aan yeelo garan mayno. Inkaarbaa nagu dhacday. Ma Rhazes iyo gaal-lagaleenka ayaan iska celinaa mise Maaddeey iyo Alshabab ayaan la muranaa?

 

War maad u meel daydid ishaysiga dhexdeena?

Share this post


Link to post
Share on other sites

AT&T, soo anigii ku iri meel un jihaadkaaga ku aim garee. Sidii AS baad waranka meelkasta la dayaysaa. Stay on Rhazes front and leave Maaddey for kabiirada! Aan kaa sii mashquuliyee :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Rhazes'ka armaan isaga dhownahayba Maaddeey?

Maaddeey waa xagjir. Kan Rhazes'ka ah isagu inuu wuxuu rabo aamino ma diidani, ee laakiin wixiisa inuu dadka sanka ka marmariyo unbaan nacaa. Laakin sida Maaddeey isku kaa qarxin maayo ama kurka kaa jari maayo. Intaad is-caydaan unbaydun kala tagi worst.

 

markaa, it is not easy to pick your priority target here. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Alliance ilen doorasho kuma jiree meeshayda dhexe maan iska haysto? :D:D

 

Anigu waxaan aaminsanahay in meel dhexe jiri karto oo aan labadoodaba midna aheyn. Oo ah in Ilaahayna aan aamini karo, diintana interpretation waafaqsan wacyiga jira ee aadamaha lagu salayn karo. Maaddeey will get mad about this one and will accuse me of calling for the alteration of the religion. But in practice , all I am asking is broadening what is already done to other areas. Maanta arimo badan oo horey aan u jirin ayaa maalin walba muslimiinta qabsada, waxaan loo refer gareeyaa culumo fatwa ka soo saarta ama qeexda. Waa lagu qasban yahay in cilmiyada iyo xaaladaha soo kordha diinta lagu dabaqo.

 

Family planning hadda waa lagu qasban yahay, xitaa iyadoo ayna jirin arimihii diinta lagu sheegay ee banaynayey sida xaalad caafimaad iyo wax la mid ah. Haddaad tidhaa 12 ayaan dhalayaa simply lama karayo in si haboon masuuliyadoodii loo guto. It looks trivial, laakin if such issues need some solution from culumaa, others like beheadings and cutting limps must have.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Geelle, war sax ah baad sheegtay!.

 

A & T, Anigu qabyaalad ma aqaan, qof walba wuxuu ku qaldanyahay waa la sheegaa, haddii kale munaafaqnimey noqoneysaa. Kan iska xanaaqsane cayda badan, islana caqliga badan wixiisu waa 'sarbeeb' & 'haraati "gadaal-gadaaleey"' Adiguse si cad baad 'aayado & xukun Alle oon khilaaf lahayn' leedahay 'waan iska diiday'. Ta kale sow Anigu maahayn, ninkii durbadiiba gartay ujeedkiisa gaalnimada qarsoon ah, markuu 'adult breast-feeding' ugu soo gambanaayaan inuu Islaam wax ka sheego?.

 

Bilan, weli ma is weydiisay waxa aan ka hadlayo in Shabaab ka hor aan aaminsanaa iyo in kale?, waxa khaldan een Shabaab ku taageerayse ma iisheegi kartaa?.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Alshababaaab ayaan taageersanahay iyo qabyaalad ma aqaan kala daa horta. Alshabaabtu soowta dadka laga tirada badan yahay uun xukunka alle ku fulisa maaha?

 

Intaas ka imo. Waxaan ka hadlay waad garab martay. Family planning hadda dadka muslimka ah ee West'ga jooga ma practice gareeya mise ma practise gareeyo? Hadii jawaabtu tahay haa (dhamaan saaxiibadaydii wadaadada ahaa 2 ama 3 ciyaal ah wax dhaafay mahayo for over a decade), waxaad ii sheegtaa meeshay diintu ku sheegtay?

 

Markaa, dadka arintaa sameeyey ma gaalo ayaa?

 

Haddaad taa ka gudubto waxaadan iska indhatiri karin arimo badan oo u baahan in interpretation waafaqsan xaalada maanta ay am jiraan ama ay iman doonaan. Markaa arimahaa ha la update gareeyo xukun alle ayaa la diiday ma aha. Of course, as an Alshabab sympathiser, meel gaaban oo cidhiidhi ah inaad igu xujeyn waan garan karaa.

 

Ninkan aqliga badan ee Rhazes ah laakin isagu ujeedo aan aheyn in dadka diinta haysta uu duro ma leh si uu waxoogaa mental satisfaction u helo. Cilmi lakala faa'iidaysto inuuna hayn wuu arkaa ee waa aan idin caayee i dhagaysta. Ma diidani inuu sidaa yeelo (oo meesha yuuna wax ku qorin ma lihi) laakin wixii igala quman waan ugu jawaabi. Isagii ayaa intaa u dulqaadan la' oo harangue ayaa la igu sameeyey'da haya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abtigii, waa runtaa oo entire Muslim world haddii aad fiiriso waxay ku dhaqmaan some laws which are partially based on Islamic Shariah and part western or local laws. Oo waliba Shariah law ay qoloba siday rabaan u soo turjunteen. Marka Muslim kii oo dhan baa saa ku dhaqan ee see loo oran karaa kulligood diintay ka leexdeen ama qaar unbaa saxsan?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^A & T, si fiican ii dhegeyso! family planning, dhib badan ma leh 'Aayad ku soo degtayna ma leh' weligaa wax aan is lahayn ha isu keenin, kol dhoweydna waxaad ka hadleysay heeso, guitar & waxaas!, wixii interpretation kale yeelan kara 'Culimada' markey ka hadlaan ama ha saxmeen ama ha qaldameene waa hawshooda, lakin Nin walba uma banaana inu yiraa Anna kanaan 'tafsiir' cusub saarayaa! waa taa maanta dhibta cusbooneysiinta la hayo oo Naag iney salaadda Jumcda Ragga ka bixiso la marayo, oo Gaalada la yiraahdo Muslimaatka iney guursadaan maxaa u diiday! oo Murtad maxaa loo dilayaa la leeyahay!.

 

Ps. Wixii kaa khaldama ama 'wis-wis' kaa gala Sheekh aad ku kalsoontahay weydii.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

At last, someone understood my issues. Thanks Gheele.

 

Isaga Maaddeey waxaa gala sheekadii hore eed tidhi "abtigiis oow meel uun raac". Typical Shabab mentality weeye, ama xagan ama xagaa kale. Miyaan meel dhexe jiri karin?

 

Anigu duniga muslimka ee over 1 million'ka ah sida ay u nooshahay uun Soomaliduna ha u noolaato unbaa leeyahay. Xadiis iyo aayad inaga si gaar ah noogu soo dagtay oo " yaa ayuhal Soomaliyuun" leh ma jirto, markaa aan tartiibsano meesha bilyankaasi galaan unbaan aakhiro galaynaaye. Sidaasi ma diin ka baxbaa, Gheeloow?

 

 

Maaddey,

adeer kolba wixii adiga kula culusna ha cuslayn, kolkaad rabtidna wixii kula fudud ha fududeyn. Sidaa interpretation'ka ugu ogoshahay heesaha iyo family planning ( oo si cad diintu uga hadashay), arimahan kalena waa loo interpret gareyn karaa?

 

Murtad la dilo ayaad ka hadlaysaa London ayaanad ku nooshahay. Orodoo Raamsade dil, ha kaa saartee. Hadhow ayaad odhan doontaa 'dawlo islaamya meeshay ka jirto ayaa laga hadlayaa'. Imisa muslim ah ayaa meel dawlo islamiya ayna ku jirin ku nool. Ma xadiis leh waa laga exempt gareeyey ayaa jira. Hadaan ganacsi ama arin kale ku geyn meel xukunka alle ka jirin ka haajir ayaala yidhiye ma kula tahay in Somali oo dhan Somalia ku soo noqon haday xitaa nabadi dhacdo?

 

Wax aan meesha ku jirin kuma waydiinayee, waxaan ku soo qabanayaa practical examples keeni doona interpretationka maanta Family planning loo sameeyey in iyagana bari loo sameeyo. Adigaa arki doona.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Adi & Geelle isu jiibiya markaa!

 

Meel baabuurta 'parking tkt' si aad ah loogu gooyo, haddaad aragto kuwo Jamaican ah oo iyagoon tkt goosan iska dhiganaya ma waxaad leedahay 'meesheey ka galaan baan ka gelayaa'? :D

 

Ps. Faa'iidada Kitaab loo soo dejiyay, Rusulna loo soo diray waa maxay, haddii waxaas lagu dhaqmayo, Quraanku wuxu sheegay in dadka badankiis lunsanyihiin! (Aaway Ngonge?)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Originally posted by Maaddeey:

Quraanku wuxu sheegay in dadka badankiis lunsanyihiin! (Aaway Ngonge?)

haday lunsanyihiinm, markay hagaagaan baynu hagaagi inaguna insha-allah.

 

Inta hagaagsanee Ali Dheere iyo Abu-zubeyr lamid ah waxay helaan waxba yayna aniga iga siin kolkaa.

 

Quraanka macnayntiisa soow ma aha waxa la isku haysto ee Sheikh Sharif iyo Xassan Dahir iyo Ahlu-Sunnah kala geeyey? Maxaad uga dhigaysaa in wax la isku waafaqsan yahay jiro?

Share this post


Link to post
Share on other sites

The crux of the problem confronting the Facebook girl is manifested in this thread with peculiar vividness. There's a culture of sanctimony and paranoia amongst muslims. Everyone thinks that he is the gate-keeper of the faith. Everyone has suspicions that all nonmuslims are out to get Islam. Saying anything can get your head on the chopping-block these days.

 

If some girl on facebook expresses skepticism, Nomads want to outdo each her in their pietistic outrage. If some old man on SOL professes like-mindedness by rethinking certain dogmas, he will be badgered ad naseum by a throng rummies and ninnies. Why? The petulant puritans want to purge Islam from what they view as wishy-washy, insufficiently righteous elements. Al-Shabaab would accuse Abtiga of outright apostasy the same way he accuses others of concealed heresy. Both approaches are silly and sanctimonious. Both lead more people away from religion.

 

Religion is a personal matter. Owing to various levels of education and types of experiences, each person will intrepret Islam in a way that best suits him. There's no "absolute" or "pure" Islam from which we can measure who is "muslim" enough. No one has a monopoly over its interpretation. Not Al-Shabaab. Not a scholar. Not Abtiga.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this