Suldaanka

A secret recording from one the flip-floppers in East Sanaag

Recommended Posts

@maakhiri1odeygu waa calaacalay, the Diaspora need to keep its side of the deal. :D

On a serious note, the Soldier rightly predicts that Badhan will return back to Somaliland. Meesha wax Somaliland ka hor joogsan kara inaanayn joogin waa ogyay. It is just managing local politics and timing.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
2 minutes ago, Che -Guevara said:

Sir culus? Better be good as in we find Jimmy Hoffa good.

Just a private audio, which confirms what I have said in this forum 4 months ago. 

Garowe Administration does not have the luxury to spend 1 million dollars on small ragtag melitia, when they have more seroius issues to deal with.

Taliyihu wuxu sheegay in xisaabta kali ah ee ay tirsanayeen tahay Qurba Jooga, mudo 4 bilood ah wax war ah laga hayn Qurbo joogi. Wuxu ku daray, in ay ka tashan doonaan hadii Qurba joogu ka soo bixi waayo balantoodi.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
11 hours ago, Suldaanka said:

@maakhiri1odeygu waa calaacalay, the Diaspora need to keep its side of the deal. :D

On a serious note, the Soldier rightly predicts that Badhan will return back to Somaliland. Meesha wax Somaliland ka hor joogsan kara inaanayn joogin waa ogyay. It is just managing local politics and timing.

Maakhiri waa luggooyo miidhan. Inta uu rag caruurtooda u shaqaysanaya jaahwareeriyay ayuu hadana diidan yahay inuu gacanta jeebka geliyo. 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Do not count on Qurbo Joog. After the initial euforia it will be over. I know and have seen that . THat is why Somaliland took over the east --consistency and study salary. 

How about Puntland?

Share this post

Link to post
Share on other sites
9 hours ago, galbeedi said:

Do not count on Qurbo Joog. After the initial euforia it will be over. I know and have seen that . THat is why Somaliland took over the east --consistency and study salary. 

How about Puntland?

Duruufaha ku xeeran Qurbojooga cid walba waa la socotaa.  

Nin aan saaxib nahay oo Burco permanently u guuray ayaa iga qosliyay. Wuxu yidhi "Sxb waxaan ka raystay waa warqadii poosta la soo dhigaayay ee subaxwalba talaw maxaa ka soo bixi iyo farta wadnaha aad ku haysay. Ma ganaax/fine, ma biil kale, ma dacwad...". Wuxu yidhi sidaan Burco u imid, horta werwerkii 'mailbox' waa ka raystay.  :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Duufaan   

These are corrupt individuals, qaat eaters who can not stay their region for better or worse unless they sell themselves with someone else funded ANDERS COOPER  and company. Why nobody has to give them anything. This is a new phenomenon in the region, just take care of your camels and goats. No one asked these people to be around. the tribes know how to defend themselves.

The irony is Puntland will not even allow for them to receive payment from Mogadishu. When you are the middle of the colonial people, the era of returning empralisem and recolonization, you must develop a strategy for survival. These guys in Sool/Sanaag are the search for easy money and destroying their communities. It is time for these community to come strategy to deal with these people selling them short.

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Hadaanan dhaqaale idinka helin reer huuno yaan dib ugu noqonaynaa intaan is yara dhaq-dhaqno.!!

Damiir iyo gaajaa dadkaaga iyo dalkaaga lagu difaacaa

Maakhir dhagax aad fujiso hoostiisa yaaba dahab laga helaa baan maqlay, qurbo joog xoolo laga keenay kugu raagi maayaan, orgi iyo wan iibso oo iska tuur shaatiga snm.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Habar fadhida legdin wax ula fudud. 

Waxaan soo xasuustay ssidii naagtii cadayd ee African qaxoonti ah aragtay. Waxa lagu yidhi "waa dad danyar ah oo bread ama Roodhi ma haystaan". Waxay ku jawaabtay "Hadii bread waayeen, may Cake iska cunaan".

Adiga oo Caydha ku qaata Europe iyo North America, nin shan caruur ah iyo xaaskii sugayaan, inaad ku jeesjeesta waa ku ahaatay. :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   
6 hours ago, Suldaanka said:

Suldaan

Waligay qaxooti ma noqon caydh'na ma qaadan Europe iyo americana cagtayda ma dhigin, marka laga reebo Europe'ta bari waagii aan sharafta lahayn, horta intaas ogow waa xaqiiq alle iyo aniguba ognahay.

Tan reer maakhir waa beel cariiq ah oo ilbax u badan, ninkaan hadlaya xoogaa uu ku qayilo yuu ka doonayaa tolkiis balse inuu isku xiro qadiyada sharaftooda karaamadooda iyo dhaqaale ma wanaagsanayn waa hadiiba aad noo keentay cod sax ah.

Share this post

Link to post
Share on other sites
6 hours ago, gooni said:

Tan reer maakhir waa beel cariiq ah oo ilbax u badan, ninkaan hadlaya xoogaa uu ku qayilo yuu ka doonayaa tolkiis balse inuu isku xiro qadiyada sharaftooda karaamadooda iyo dhaqaale ma wanaagsanayn waa hadiiba aad noo keentay cod sax ah.

Oo kaalay ku dhawaad 25 sano ayay lacagta qaadan jireene maxaa ku jaban hadii toobad keenaan oo mar kale caruurta ku korsadaan? Walo/Mouse cheese bilaash ah meel loo saaray siday ku dayso garan mayso awoowe. Lacag bilaash ah nin baahan u malayn maayo inu daynaayo. :D 

Mida caydha, awoowe, inkiraada iska daa. Xataa ninkii gaalka ahaa ee ku magan galiyay wax u qiri maysid. :D 

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Baahida laguu sheegayo waa shaqo la'aanta.

Nin xabag ,xoolo, kaluun iyo dahab ku kor fadhiya qayilaadda snm oo sahyuuniyadu maal geliso tolkiii inuu godooyo waa jariimo inteeda le'eg.

Saxiib i rumee waligay gaal marti uma noqon

Maskiin iska xabkaysta yaan ahaa waligay

Hadaan gaalo la joogo soo sidaadoo kale mutacalin ma noqdeen faraha looga gubtay?

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.