Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Kaftandhable

Recommended Posts

gooni   

Waxaan maqlay nin reer mudug ah yaa quraanka bartay oo sheekh noqday hada ka hor

Reer mudugu waxay quraanka ka baran jireen somaalida galbeedka, haduusan waxba aqoon xataa waa u karaamaysnaa ninkii ka  yimaada galbeedka, way xoolayn jireen ama deeq fiican bay siin jireen ama xataa guur iyo degaan lagu sharfo yuu heli jiray.

Sheekhii reer mudugga ahaa wuxuu arkay inaan cidina shaah u karinayn wax quraan akhris waydiisanaya aysan jirin.

Shir tolkiis fadhiyo yuu u yimid asagoo xanaaqsan maalintii dambe wuxuuna ku yiri kitaab aan tol lahayn anigu sidan maayo wixii maanta ka dambeeya.

Dalxa wadaadka uu sheegayo reer mudug ka gadmi maayo waa dad xataa wadaadkooda dila.

Mushkiladoodu ma yara waxaadna ka garan kartaa maamulkooda bac khafiifta noqday.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   
9 hours ago, maakhiri1 said:

Great jokes aside ,with labored breathing,  Dalxa needs to  see doctor  urgently. 

He need to walk half hour a day, he will be fine. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.