Sign in to follow this  
Deeq A.

Howlgalo xoogan oo ka socda magaalada Marka

Recommended Posts

Deeq A.   

Marka (SMN) – Ciidamadda xooga dalka ayaa howlgalo saf-balaaran ah waxay ka wadaa xaafadaha kala duwan ee magaaladda Marka.

Howlgaladda ayaa waxay ka dambeeyeen ka gedaal markii dagaal culus uu halkaasi ku dhex-maray AlShabaab iyo ciidanka.

Dagaalka oo khasaaro kala duwan uu dhinacyadda kasoo gaarey ayaa waxaa ku dhintay guud ahaan shan ruux oo bada dhinac ah.

Saraakiisha ammaanka oo diidey in ay xogo dheeraad ah ka bixiyaan howlgaladda socda ayaa tibaaxay in uu yahay mid nabad-gelyadda lagu sugayo.

Sikastaba ha haatee, magaaladda Marka, xarunta gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa waxaa ku sugan ciidanka 14-ka October oo howlgalada wada.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this