Sign in to follow this  
Deeq A.

Khasaaro ka dhashay qarax ka dhacay Diinsoor

Recommended Posts

Deeq A.   

Diinsoor (SMN) – Warar dheeraad ah ayaa waxay kasoo baxayan qarax nooca miinada ah oo maanta ka dhacay degmada Diinsoor ee gobolka Bay.

Qaraxa oo la sheegay in uu ka dhacay goob mashquul badan ayaa la tilmaamay in uu geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh.

Tiradda saxda ah ee geerida ayaa nan la xaqiijin karin sababo la xiriirta isgaarsiinta degmada oo tan iyo markii weerarku dhacay culus.

Ma jiro wax war ah oo ku aadan qaraxan oo kasoo baxay mas’uuliyiinta, sidoo kale, illaa iyo haatan kooxna ma aysan sheegan in ay ka dambeysay.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this