Sakata

Kismayo Ahmed 'Madobe says ready for negotiation with farmaajo

Recommended Posts

Sakata   

Madaxweynaha maamul goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa warqad u diray madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, taasi oo uu ku dalbaday in xal laga gaaro khilaafka dowladda federaalka ah iyo maamulka Jubaland.

Warqaddan oo la qoray 28-kii August, ayaa sax ahaanshaheeda waxaa Caasimada Online u xaqiijiyey xafiiska Axmed Madoobe iyo ilo-wareedyo ka tirsan Villa Somalia.

spacer.png

Share this post

Link to post
Share on other sites
On 8/30/2019 at 10:30 PM, Sakata said:

Unless you are one of the originators, you have been had.

Fake news have less effect on Nomadic culture. The reason is when Nomads meet and exchange greetings and information about their families, camels, grass, water, threats..etc they do not lie. There is total trust in the exchange of information. Thus the inclusion of God in so many ways in their conversations.

Facebook is Godless. Thus you question everything.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.