Sign in to follow this  
SayidSomal

Education Edition: The Months in Pure Somali!

Recommended Posts

nuune   

Xiinfaniin, waanu ka faaiidi laheyn Sayid hadii uu qumaati wax u soo bandhigo, ee wixii dhannaaba wuu kala firdhiyey.

 

 

Sayid, halkaa ka wad adeer

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by Bella*Princesa:

lol oo kalay, marka hoore yaa ku rabo? :eek:

 

orad wax isku fal istubid yahow tuurta lee, and I wouldn't consider a Toshiba laptop a 'wife'
;)

kkkkk inabti ka yar dabci laakin you are right yaa raabo isaga markaad wiilyar oo sportiga ciyaara aad helaysid yancii anaa iska wada. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Xiinoow lool Awoowe, waan qosley wallee.

 

waxaan soo xasuustey Af Soomaalka waxa lagu yiraahdo todobada bari ee asbuca, wax ma ka xasuusataa Xaaji.

 

Dood-Wadaag section baan mar ku qorey baan filayey, waxaan ka soo guuriyey aabahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Waxaan Ardayda dhigata Dugsiga Barashada Af Soomaaliga ee macallim Seef La Bood aka Sayid Soomaal usheegeynaa inuu maanta casharka intaa inoogu eg yahay maadaama uu Macallim Seef La Bood cunay daawada caloosha socodsiiso 'Laxative' maadaama ay beryahaan dambe qaras heysay uuna raashinkii cuni waayey qaras darteed...

 

Macallinku wuxuu quraac ahaan u cunaa 3 loaf oo rooti ah kiilo beer ah, kiilo canjeelo ah iyo kiilo kalaankal ah, 5 litre oo orange seeko ah iyo labo tarmuus oo shaah ah midna yahay bigees midna cadees....

 

Qadadii wuxuu cunaa kiilo baasto macaroni ah iyo suugadeeda, kiilo baasto fiine ah iyo suugadeeda iyo kiilo pasta al foorno ah iyo 5 chicken la dubay, jeex neef ari ah iyo 10 litre oo Pineapple ah iyo 10 litre oo water melon ah.

 

Cashadii wuxuu cunaa 180 xabo oo muufo ah iyo maraqooda iyo 40 xabo oo malaayga nooca loo yaqano tabadinta ah, 5 tarmuus oo shaah bigees ah iyo 5 kale oo cadees ah iyo 15 litre oo caano ah...marka waxaan mar kale ardeyda ka codsaneynaa inee u sabraan macalinkooda is qaras falaya siuu abitaadka ka xiran ugu furmo. waad mahadsantihiin Dhammaantiin.

 

By Maamulka Iskuulka.

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

KK loool..am entertaining our gals in here. nothing serious am not this sweet in real person.

 

 

As for the teacher of the thread. It seems one post he is being informative and the next tme he comes back to reply he be flirting with the girls. Caashaq iyo cashar meel mawada marin karaan. lool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sayidka,

 

As much as I appreciate your relentless effort to educate the not so authentic nomads here at SOL, but I have to challenge to you to this one to give us a further explanation.

 

I have yet to see anyone who corroborated your list to be true and representative, I mean standatd Somali not regional one. Even if it's regional one I don't mind learning as long as I know the facts.

 

So I demand to know the answer, or else I will forced to inaad kuu gabyo oon idhaahdo:

 

War wiilkan soo daahiree sayidka noo sheegtay

Ee yiri waxaan ahay ustaad iyo kii alifka soomaal meershay

Ee hadana diidan inuu iga dow baxaad tahaye!.

 

This was my first ever attemp inaan afareey isku dayo, I think inaanan sidaa u xumeyn only time will tell.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gheele T & Xiinfaniin - Thank very mucho garasiyas smile.gif aad iyo aad baad u mahasantihiin.

 

RedSea - wakh wakh iyo waali! - orod riyaha rac icon_razz.gif haddii kalena sheego haddaad rabtit inaad ina'adeerta is tustit. ;)

 

 

Originally posted by Khalid-Jnr:

Sayidka,

 

As much as I appreciate your relentless effort to educate the not so authentic nomads here at SOL, but I have to challenge to you to this one to give us a further explanation.

 

I have yet to see anyone who corroborated your list to be true and representative, I mean standatd Somali not regional one. Even if it's regional one I don't mind learning as long as I know the facts.

 

So I demand to know the answer, or else I will forced to inaad kuu gabyo oon idhaahdo:

 

War wiilkan soo daahiree sayidka noo sheegtay

Ee yiri waxaan ahay ustaad iyo kii alifka soomaal meershay

Ee hadana diidan inuu iga dow baxaad tahaye!.

 

This was my first ever attemp inaan afareey isku dayo, I think inaanan sidaa u xumeyn only time will tell..
:D

Khayr Allah haku siiyo. the months that wrote on this thread is well known by all Proper Reer Badiye Soomaalis. They signify one way or another certain rituals are undertaken by the nomads on the time that these months are named after - the famous among them being the Gu'Soore.

 

haddadan rumeysanneyn waxaan qorey halkaan ka baar

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sayidka,

 

War ninyahow ha ila yaabin inaan wax hubsado unbaan rabaye, hadii aan every Tom, dick & harry kastoo wax sheego aan dhageysto waan wareeri sowmahan.

 

 

Ayeydey siraad hadii ay nolaan lahayd waxan hadal maba dhaceen....Allow kuu naxariiso

 

Mahadsanid sxb

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this