biyo-cad

THE RECOVERY OF MOGADISHU IN PICTURES.

Recommended Posts

Connecting two of Somalia’s most populated regions.  Finishing this project successfully will bring a huge economic and security  benefits  in both Lower Shabeelle and Banaadir communities.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wajiga labaad ee dhismaha Wadada Muqdisho iyo Afgooye oo bilowday

dhismaha-wa4-560x420.jpg

dhismaha-wa2-560x420.jpg

Waxaa dib u bilowday wajiga labaad ee dhismaha Wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye, kaasoo muddo bilo ah hakad ku jiray, tan iyo markii bishii December 2019 weerar is qarxin ah lagula eegtay Ex Koontarool Afgooye Injineero u dhashay dalka Turkiga oo dhisayay wadadaas.

Laami dhigista Wadada ayaa bilowday, waxaana la arkayay shaqaale u dhashay Soomaali iyo Turkish oo si taxadar leh uga qeyb qaadanaya howsha, waxaana sidoo kale howshaas qeyb ka ahaa Gawaarida loogu tala galay dhismaha waddooyinka ee Laamiga saaraya.

Dib u dhiska Wadadan ayaa marxalado kala duwan soo maray, iyadoo caqabada ugu weyn ay aheyd arrimaha Amniga oo tiro dhowr jeer qaraxyo lala eegtay Shaqaalaha dhisayay Wadadaas.

Shirkad laga leeyahay dalka Turkiga ayaa dhisaya wadadaas, iyadoo ay maalgelineyso Dowladda Qatar, waxaana haddii la dhameystiro dhismaha Wadadan uu noqonayaa mashruucii u horreeyay lagu guuleysto oo ah dhismaha wadada isku xira Muqdisho iyo Labada Shabeelle.

Dowladda Qatar ayaa horay u balan-qaaday inay dhiseyso Waddada isku xira Muqdisho iyo Afgooye- Muqdisho iyo Balcad, waxaana haddii uu soo gabagaboobo wadada Afgooye la filayaa inay bilaabato Wadada Balcad.

Jidka isku xira Muqdisho iyo Afgooye ayaa ahaa mid burbursanaa oo dadka isticmaala ay dhib badan ku qabeen, sidoo kale wadadan ayaa muhiim u ah isu socodka ganacsiga khudaarta laga keeno Gobolka Shabeellaha Hoose iyo badeecadaha ka soo dega Dekeda Muqdisho ee u gudba Gobolada Koofureed.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   
27 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Dhismo iyadoo ku socoto ogaa, agagaarka Lambar Afar waaye. Shopping Mall moodaaye ee hoteel miyaa?

Waa business centre oo carwooyin iyo maqaayado turkish ah laga furayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.