biyo-cad

THE RECOVERY OF MOGADISHU IN PICTURES.

Recommended Posts

On 7/7/2020 at 2:54 PM, cadnaan1 said:

Beder villas degmada hodon

 

FB_IMG_1594147765456.jpg

FB_IMG_1594147780596.jpg

Waa ka intee Hodan?

Inta u dhaxeyso Soobe ilaa Digfeer sara dhaadheer ayaa laga dhisaayaa. Maqaayado qatar ah ayaana ku yaalo. That part of Xamar is going to be the best xaafad.

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   
5 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Waa ka intee Hodan?

Inta u dhaxeyso Soobe ilaa Digfeer sara dhaadheer ayaa laga dhisaayaa. Maqaayado qatar ah ayaana ku yaalo. That part of Xamar is going to be the best xaafad.

Waa meelahaas waxay aad ugu dhawdahay safari building

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa runtaa, aagaas maqaayaddo iyo sarar caadi ahayn ku yaalo. It is becoming Xamar's exclusive xaafad. Maqaayadaha hoose ka muuqdo waa tagay, Posh Treats ka ahayn because meeshaas shiisha lagu baashaalaa la yiri. Goob shiisha lagu cabo cagteyda ma dhigaayi.

safari.png

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   
5 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Waa runtaa, aagaas maqaayaddo iyo sarar caadi ahayn ku yaalo. It is becoming Xamar's exclusive xaafad. Maqaayadaha hoose ka muuqdo waa tagay, Posh Treats ka ahayn because meeshaas shiisha lagu baashaalaa la yiri. Goob shiisha lagu cabo cagteyda ma dhigaayi.

safari.png

Haa waa runtaa posh treat lama amaanin meel fiican ma ahan naago Ethiopian ayey soo kiraysteen message and happy ending ayaa laga sheegayey.

Night live ka xamar wuu shidanyahay hada magaalada habeenkii ayaa aad loosoo baxaan area xamarweyne iyo wadada maka almukaram ilaa iyo isgoyska banaadir 

Wadada sodonka xataa hada habeenkii wey shidantahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.