biyo-cad

THE RECOVERY OF MOGADISHU IN PICTURES.

Recommended Posts

1 hour ago, cadnaan1 said:

FB_IMG_1587026549405.jpg

FB_IMG_1587026536246.jpg

FB_IMG_1587026526812.jpg

FB_IMG_1587026518398.jpg

FB_IMG_1587026511388.jpg

FB_IMG_1587026502064.jpg

Waa wareey, guryo si heersare ah loo dhisay. Intee Xamar kaga yaalaan? Darusalaam? I hope kuwa sawirka hoose ka muuqdo si condo u dhisan if it is individually sold that the owners pay maintenance fees in order to maintain the quality and security of their homes. Otherwise dhirkaas iyo quruxdaan kama sii muuqan doonaan if each dayaco.

This also reminds me haddaan gurigeena Xamar saan u dhisano. Waa lix boos, which can fit a lot of three-dabaq apartment, laamina saaran, xaafadda Hodan ku yaalo inta u dhaxeyso Isgoysyada Bakaaraha iyo kan Dabka.

Share this post

Link to post
Share on other sites
cadnaan1   
1 hour ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Maasha-allah lix boos oo isku xiran laamina saaran oo degmada hodan yaalo

You talking million dollars worth of property.

Shirkada guryahan dhistay waa tan

https://www.facebook.com/aldaarso/

Share this post

Link to post
Share on other sites
15 hours ago, cadnaan1 said:

Carwada Iidko ku taalay Jidka Sodonka, aaga Labadhagax ayaa soo xasuustay. Dharka ciidda ayaa aniga iyo walaalahey loogu soo gadi jiray dhamaadkii sideedameyadii. Cadnaan kuma soo gaarin carwadaas filaa.

Share this post

Link to post
Share on other sites
cadnaan1   
19 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Carwada Iidko ku taalay Jidka Sodonka, aaga Labadhagax ayaa soo xasuustay. Dharka ciidda ayaa aniga iyo walaalahey loogu soo gadi jiray dhamaadkii sideedameyadii. Cadnaan kuma soo gaarin carwadaas filaa.

Sxb this one looks much bigger than carwo idko maasha-allah kharash badan ayaa galay waxaan u rajaynayaa successful inuu joqdo.

Dagaalka markuu dhaceyey 10 jir ayaan ahaa waxaana daganeen jowhar

xamar waqti danbe ayaa imid 1993 after two 2 years waxaan soo aaday qurbo.

Share this post

Link to post
Share on other sites
23 hours ago, cadnaan1 said:

Sxb this one looks much bigger than carwo idko maasha-allah kharash badan ayaa galay waxaan u rajaynayaa successful inuu joqdo.

Dagaalka markuu dhaceyey 10 jir ayaan ahaa waxaana daganeen jowhar

xamar waqti danbe ayaa imid 1993 after two 2 years waxaan soo aaday qurbo.

Carwada Iidko maba aadan arkin marka suuqaan iyo carwadaas mida weyn yaa kuu sheegay? Laba dabaq ayee ahayd iyo qeyb hoose. Koley Soomaaliya waagaas carwadaas u weyneyd.

Sheeko caan ayaa jirtay ninkii diiday in maqaayadiisa/biibatadiisa ka gado kuwii dhisan lahaa carwadaas Iidko. Dhulka inta kale ayee gadeen. Si walba lacag ugu sheegeen waaka diiday inuu ka gado. Carwada in si qaloocan loo dhiso ayee noqotay dukaankiina dhexda geeska ah ku yaalo. Waxaa la dhihi jiray waxee ku aadiyeen tubooyinkii biyaha roobka ka soo qaadaaye dabayada oo dukaankaas ayee ku dhici jireen markuu roob yimaado.

Share this post

Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

Dhismaha carwada waan aqaanaa oo xaafadayda kama foga laakiin waxaan ka wadaa waagi ay Furneet kuma soo gaarin laakiin hada markii loo fiiriyo dhismaha carwo idko is a midget comparing other buildings in the same area.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Waxa Xamar ku soo arkay toddobo bil ka hor is that almost every house's interior wall has bright fluorescent nalal sida luuqyada iyo jidadka kale mugdi u noqon. Marmar waxaaba isleedahay dowladda hoose maa ku qasabtay. I guess the fluorescent lights are energy efficient and hardly cost that much to run.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.