Saalax

Somaliland region MP asks to be invited to Jubbaland region Presidential inauguration

Recommended Posts

Saalax   

Saturday August 24, 2019 - 19:58:10

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo Dalbaday In Lagu Soo Martiqaado Caleemo Saarka Madaxweynaha Jubboland

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo Dalbaday In Lagu Soo Martiqaado Caleemo Saarka Madaxweynaha Jubboland


Hargeysa(HWN):-Xildhibaan Naasir Cali Shire, oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), waxaanu ugu hambalyey doorashada uu ku guulaystay, , waxaanu ka codsaday inuu ku casuumo xafladda caleemo saarkiisa.

image.png.e3f8d24baaf3c7ff12a8a97f60b8d6f1.png

 

Xildhibaan Naasir Cali Shire oo u waramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale Dawladda Somaliya ugu baaqay inay wax ka barato nidaamka dawladnimo ee ka jira Somaliland, waxaanu ugu horeyn yidhi"Anigoo ah Xildhibaan Naasir Cali Shire oo ka tirsan Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland, waxaan hambalyeynayaa, oo aan leeyahay hambalyo guusha uu ku soo baxay Madaxweynihii Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), guushaas uu Axmed Madoobe gaadhay waxay nabar iyo naxdin ku tahay, hawsha kaligii talisnimada ah ee qolada Muqdisho ka talisa, ee ay doonayaan inay ku baabiyaan wadanka aynu jaarka nahay ee Somaliya, caqliyada ka shqaysa, ee hadda ka talisa Magaalada Muqdisho, waa qolo ay Maskaxoodu gabowday, waxayna wadaan inay cubudhin, cadaadis iyo xoog ay wax ku socodsiiyaan, sidii umadda Somaliya ee dhawr iyo labataanka sanno dagaalku ku socoday, loo maamuli lahaa, loona dajin lahaa, halkii ay ka sameeyn lahaayeen ayey bilaabeen tii hore ee u horseeday burburka iyo halaaga, oo ahaa in xoog iyo ciidan wax lagu muquuniyo, Axmed Madawe waa nin geesiya, waa nin halyey ah, wuxuu ka gilgishay wixii la doonayey in lagu sameeyo, ee ahayd in la cudhiyo, wuxuu ka gilgishay in la xaqiro.

waxaan leeyahay halyey ayaad tahay, waxaad ka soo jeeda Darwiishkii Sayid Cabdale Xasan, waana ku hambalyeynayaa, waxaana ka codsanayaa in maalinta aad sameeynayso caleema saarkaaga inaad igu casuunto, si aan ku taagero”

 

HADHWANAAG.CA

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo Dalbaday In Lagu Soo Martiqaado Caleemo Saarka Madaxweynaha Jubboland

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

The secessionists are getting very desperate to the point they are praising Sayid Cabdale Xasan now.Aqoonsiiga Jubbaland ba laga sugaya haada.  :D

 

 

"waxaan leeyahay halyey ayaad tahay, waxaad ka soo jeeda Darwiishkii Sayid Cabdale Xasan, waana ku hambalyeynayaa, waxaana ka codsanayaa in maalinta aad sameeynayso caleema saarkaaga inaad igu casuunto, si aan ku taagero”
 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
1 hour ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Madaxweyne Farmaajo dad badan dartiisa see ugu qarwaayeen hoosguntiga iska dhigay oona waashay.

waba yaab ruunti daad badan bay maradi ka dhacday. Maanta Jubbaland (oo Kismayo kaliya ah) ba aqoonsiga laga raba.  :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Somaliland waxay heshay koox kale oo waan go'aynaa leh.

Hore ayaan u sheegay qaarna ma joogaan kuwa joogaanaa way maqan yihiin.

WE have to call Mr. Gaandhi to clarify few things. 

Why would he wanted to name Jubbaland Azania? It was just a random name or there were some sinister idea to create his own country.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland law does not allow somaliland politicians to visit Somalia. And Somalia politicians are not allowed to visit somaliland. So this is not going to fly. But he can resign from parliament and go as a individual. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   
4 hours ago, galbeedi said:

Somaliland waxay heshay koox kale oo waan go'aynaa leh.

Hore ayaan u sheegay qaarna ma joogaan kuwa joogaanaa way maqan yihiin.

WE have to call Mr. Gaandhi to clarify few things. 

Why would he wanted to name Jubbaland Azania? It was just a random name or there were some sinister idea to create his own country.

Maybe the aim all along was to re-establish the pre-colonial state of Wamo? Who knows...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.