Sakata

Jubaland oo ku dhowaaqday inay xuduudda Kismaayo ka xirtay dhul, cir iyo bad

Recommended Posts

Sakata   

Maamulka Jubaland ayaa soo saaray go’aano amni oo lagu soo rogay magaalada Kismaayo laga billaabo caawa iyo illaa inta ay ka dhaceyso doorashada madaxweynaha Jubaland ee 22-ka bishan.

Go’aannada ayaa waxaa ugu weyn in lagu dhowaaqay in laga bilaabo 6pm makhribnimo 20/08/2019 ilaa 23/08/2019 la xiray xudduudaha magaaladda Kismaayo ee cir, dhul iyo bad.

Shir ay isugu yimaadeen guddiga amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa sidoo kale lagu dhowaaqay in heegan la geliyey dhamaan qaybaha kala duwan ee ciidamadda Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo kuwa xoogga dalka kuwooda ka howl gala magaaladda Kismaayo iyo nawaaxigeeda.

Guddiga ayaa sidoo kale faray hay’adaha amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland, ciidamadda AMISOM, maamuladda garoonka diyaaradaha Kismaayo, dekadda Kismaayo iyo baraha kantarooladda laga soo galo magaaladda Kismaayo inay xaqiijiyaan meel maridda go’aankaan

 

My kikuyu brothers are ready to diffend there own"

spacer.png

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

As I  mentioned the other post, Madoobe is making the same mistake that Abdi Iley did. He should flow the footsteps of others, like sheik Sharif and others.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Dhul, bad, iyo cir yaan ka xiray hawada soomaaliya, waa aduunyo caloosha ka raran.

Nìn waalan oo dab wata yaa lagu yiri war aqalka ha gubin markaasuu yiri hadaadbà ii sheegteen.

 Waxa meesha ku bahdilan waa kuwa leh reer jubaland yaan metelnaa marka laga reebo kuwa munaafaqadu kismayo geysay oo doonaya inay ku qaslaan nin dheer oo qaawan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mourad1   

Kenya is now officially run by a gang of Suju’s. This letter is truly shocking. One should remind this gang of the fact that Jubbaland is a Member State of the Republic of Somalia and not a province of Kenya. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.