Suldaanka

Somaliland President in Saudi Arabia

Recommended Posts

Barwaaqo   

Wasiirka Arimaha dibadda Somaliya oo aan xidhiidhka u jari  karin  Sucuudiga ayaa salaan ugu tegay Madaxweynaha Jamhuuriyadda barakaysan ee Somaliland Xaaji Muuse Biixi

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 3

Share this post

Link to post
Share on other sites

The fanboys were travelling with Ethiopian Airlines, while MBC was accorded private jets to commute not only between Hargeisa and Jeddah but also between Makkah - Medina and Jeddah. 

10 hours ago, maakhiri1 said:

Is this for show? Hajj meant to be personal n private. 

The President is not a private individual. Every action and reaction is for public consumption. So this is just part of that. 

Ilaahay ayaa acmaalsha xaakim ka ah. Kolka arinka ilaahay iska leeyahay inaad wax ku darsataa waa faduul. 

Mida kale, waa powerful image. Qof nasiibleh ayuunba hooyadii xajka geeya. Anigu I done it in 2014, she was on a wheel chair too. So I can draw parallels. Saudi Arabia is not a wheelchair friendly place. Those tourist buses are the worse for a wheelchair bound person. I struggled to getting on and off. But it was worth every minute of it. 

ECATzWrWsAAPy4Y?format=jpg&name=medium  

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Acmaasha ama camalku wuxuu u qaybsamaa labo

Mid badani ah oo jirka laga sameeyo sida waysada salaadda iwm

Iyo mid maadi ah ama dhaqaale sida xajka sadaqada sakada iwm

Ilaahay wuxuu yiri kacbada waxaa iiga qiimo badan in qof muslin ah dulum lagu dilo

Hogaamiyaasha soomaalidu ayagoo gacmaha dhiig ku wata ana markaasba uu socdo bay kacbada isku feera qaawiyaan mana aha wax sax ah.

Towbadu waa furan tahay shardiga kaliya oo looga baahanyahay qofka towbad keena waa inuu ka shalaayo mar waba wixii uu dambi soo galay dibna uusan ugu noqon.

  • Like 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
7 hours ago, gooni said:

Acmaasha oo dhan waa 'al-niyah'. Waxa kale oo dhan waa 'worldly' things. 

Siday Somalidu tidha 'Ninkii Isha daba, aadmiga ayaa arka... ninkii uurka daba, ilaahay ayaa arka'. Kolka hadii acmaalsha oo dhan al-niyah, tahay, ilaahay ayuunba arkaaya, bini-aadam wax uu ka sheegi karo ama mizaan uu saari karaa ma jirto. Waa iska uun hadal iyo nin wakhtiga iska lumiyay. 

Dad badan ayaa cuqdad nafsiyah iska qaba. Madaxweyne Muse Bixi ilaahiisi adoonka u ahaa, ayu danbi dhaaf iyo duco ba waydiistay. Waxaan leenahay ilaahay ducoda iyo ajarka uu shaqaystay ha ka aqbalo. Aaamin. 

Share this post

Link to post
Share on other sites

If we saw a picture of Cawad and them with serious faces and Biixi smiling, you guys would have said "look at those mad idiots. Biixi is laughing at them". 

You can never win against Somalis. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   
6 hours ago, Suldaanka said:

Acmaasha oo dhan waa 'al-niyah'. Waxa kale oo dhan waa 'worldly' things. 

Siday Somalidu tidha 'Ninkii Isha daba, aadmiga ayaa arka... ninkii uurka daba, ilaahay ayaa arka'. Kolka hadii acmaalsha oo dhan al-niyah, tahay, ilaahay ayuunba arkaaya, bini-aadam wax uu ka sheegi karo ama mizaan uu saari karaa ma jirto. Waa iska uun hadal iyo nin wakhtiga iska lumiyay. 

Dad badan ayaa cuqdad nafsiyah iska qaba. Madaxweyne Muse Bixi ilaahiisi adoonka u ahaa, ayu danbi dhaaf iyo duco ba waydiistay. Waxaan leenahay ilaahay ducoda iyo ajarka uu shaqaystay ha ka aqbalo. Aaamin. 

Suldaan

Niyadu waa quluubta ilaahay baana bad badela awoowe
Islaantii caasiga ahayd oo eyga waraabisay way ku jano tagtay niyadeedana allaa toosiyay

اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك 
Ducadaas ku dar markaad sujuuda dhulka dhigto salaada.

Shareecadu qofna kama maanacdo ama uma diido cibaado.

Haduu gaal kuu yimaado intaad Australia joogto oo ku yiraahdo waan soo muslimay ee meel i gee intaadan culumada u gayn adigu ashahaàdada u qabo marka hore, lama oga inaad masaajidka gaari doontaan iyo in kale.

Mowduucu waxaa weeye biixi waa mujaahid been abuura oo aan xaq kùsoo dagaalamin muslin badana soo laayay, wayna kala duwantahay dambiga aad alle ka gasho iyo kan aadanaha ka gasho.

Si kastaba ilaahay waa qafuuru raxiim asagaa wax isku toosiya

اللهم أحسن خاتمتنا

Share this post

Link to post
Share on other sites

@gooni

maantana ma ilaahay ayaa spokesman u noqotay? Horta awoowe, anigu musheekhda aan ka dhagaysto diinta waa inay reer Waqooyi ama reer Djibouti ahaaadaan. 

Kuwa Somali Galbeed, waliba O-clan, intooda badan Mogadishu ayay ku so barbaareen oo beenta, baryadda  iyo musuqmaasuqa kuwa reer Koonfurka waa ka la mid. 

Waa halkii Abwaan Dheeg, kolkay 'walaalay" yidhaah daan ayaan anigu dhanka kale u sii jeedsadaa. :D 

Kolka awoowe, diinta xataa isku af garanmayno. :D 

Muse Bixi adiga oo kale Ilaahay waxba kama waydiiyo. 

Bal yaan aakhiro la arkin adiga oo naarta jahanama garbo duub laguugusii wado iyo Muse Bixi oo limousine janadda lagu sii galbinaayo. :D 

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.