Saalax

Clashes break out in Ceel Afweyn town, Somaliland region 5 dead in shooting, 4 injured

Recommended Posts

Saalax   

All 5 are from east Burco community.

 

 

5 qof oo saddex dumar yihiin ayaa dhintay kadib markii dablay beeleed rasaas ku furtay iyagoo ku sugan magaalada Ceel-afweyn.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhaqaale   
9 minutes ago, Che -Guevara said:

Somalis don't get tired meaningless wars.

Somalis are nothing more than narcissistic personality disorder patients that have yet to see a psychiatrist. 😂

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saan si ma'aha, xataa maalmaha Ciidda lama nabadgalaayo.

Tuuladaan dadka degan ha ogaadaan iyagaa iskaga dhaw dad, daris wada ah si walba xaalka ha ahaadee - carab iyo ilko ayee isku yihiin, qasab ayee ku tahay inay nabad waarto ku noolaadaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Allaha u naxariisto

Xataa aanada qabiilka dhaqankii way ka lumiyeen iyo sidii aanada ll samayn jiray.

Hadaad maqasho waa labo beelood oo walaalo ah waa marka ay iskusii dirayaan munaafaqnimaa ku jirta, walaalo isma dilaan.

Waagii hore qabiili baan isu haystay aniga qudhaydu laandheere ah oo aan cid agtiisa qori ka jabsan karta aysan jirin ilaa aakhirkii aan jufadaydii naftaydii ka fogeeyay.

War qabiil faa'iido ma leh isku aqoonsada macnaheedu waa Civil ID ee isaga taga lagama karo.

Culumadu reerkooda qalbigay kala socdaan ayagoo salaad ku jira.

Wariyaha reer waqooyiga markuu waraysanayo reerkiisa ay wax kala gaareen wuxuu oranayaa markuu masuulkooda waraysanayo oo iminka dadkii dhibka gaystay malagu raad joogaa?!

Markuu koonfurta wax ka dhacay waraysanayo wuxuu oranayaa soo lama odhan karo inaad shaqadiina ku fashilanteen oo aad dadka iska dhex taagan tihiin?!!

Waa umad qabyaalad waashay oo liita.

Allha qalbigooda mideeyo waa duco fiican

Allaha khaatumadooda  suubiyana sidoo kale.

 

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
6 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Saan si ma'aha, xataa maalmaha Ciidda lama nabadgalaayo.

Tuuladaan dadka degan ha ogaadaan iyagaa iskaga dhaw dad, daris wada ah si walba xaalka ha ahaadee - carab iyo ilko ayee isku yihiin, qasab ayee ku tahay inay nabad waarto ku noolaadaan.

The thing is the east Burco community tried to use regional government resources   to           attack the other community in the past so that made the conflict deadlier between the            two communities. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
1 hour ago, gooni said:

Allaha u naxariisto

Xataa aanada qabiilka dhaqankii way ka lumiyeen iyo sidii aanada ll samayn jiray.

Hadaad maqasho waa labo beelood oo walaalo ah waa marka ay iskusii dirayaan munaafaqnimaa ku jirta, walaalo isma dilaan.

Waagii hore qabiili baan isu haystay aniga qudhaydu laandheere ah oo aan cid agtiisa qori ka jabsan karta aysan jirin ilaa aakhirkii aan jufadaydii naftaydii ka fogeeyay.

War qabiil faa'iido ma leh isku aqoonsada macnaheedu waa Civil ID ee isaga taga lagama karo.

Culumadu reerkooda qalbigay kala socdaan ayagoo salaad ku jira.

Wariyaha reer waqooyiga markuu waraysanayo reerkiisa ay wax kala gaareen wuxuu oranayaa markuu masuulkooda waraysanayo oo iminka dadkii dhibka gaystay malagu raad joogaa?!

 Markuu koonfurta wax ka dhacay waraysanayo wuxuu oranayaa soo lama odhan karo inaad shaqadiina ku fashilanteen oo aad dadka iska dhex taagan tihiin?!!

Waa umad qabyaalad waashay oo liita.

Allha qalbigooda mideeyo waa duco fiican

Allaha khaatumadooda  suubiyana sidoo kale.

 

 

Wa sidaad sheegtay erayga  "wa walalo" wa munafiiqniimo iyo hosasiin.  Qof walaalkiis diila ma jirto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

My source tell me the current admin is using this chaos to steal more and also to weaken percieved enemies.

Hadii kale iyagaa lagu soo jeesan , war dadkan aan wax garaneeyn yaa kala Celiya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.