Che -Guevara

Stop whining and compete

Recommended Posts

Had they served people properly, Somalis would have been loyal customers. But they sh!t on everybody and are now b!chting.

We need competition in other sectors.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Rented Russian military plane that can fall off the sky any minute is not an airline. He needs to compete properly by upping customer service, cleaniness, safety and ontime availability. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Shirkooda jaraa'id waxaa la rabay inay dawlada ugu dacwoodaan sidatan.

Soomaalidu waa dad daruufaysan waxayna istaahilaan diyaarado daruufaysan looma baahna inay kala doortaan diyaarado caalami ah oo ay ku kala doortaan xoriyadooda sida caalamka kale u noolyahay oo kale.

Diyaaradahoodu waxay ahaayeen kuwo aan sicirku is dhiman xilli kasta, kii lacag haysta iyo kii aan haysana isku kursi bay fariisiyaan.

Hadii aad dad ka taqaan shaqaalaha boorsadaada lagaa reebi maayo hadii kalena usbuuca dambe yaa dubai lagasoo rarayaa sababtoo ah boorsooyinkii dakii usbuucii hore yaa la rarayaa

Anigu waxaan qabaa inay ceeb ku tahay inay dadka soo hor istaagaan ayagoo muwaadiniin sheeganaya oo kalyaha ka cayilay.

Waxaan akhriyay 180 comment oo dad kala duwan ka bixiyay shirkooda hal qof oo u garaabay kuma jirin.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

They're facing heavy losses specially this hajj season Ethiopian airlines waxay qaaday sanadkan more than 7000 passengers for the hajj that's 60%.

Waa meesha ugu badan ay faaidada ka sameen jireen xujayda tiina waa laga qaaday.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Daallo waxay iga dhumisay boorso,  meel aan u raacdana ma jirin let alone help in locating my luggage.  So, fck these mafia masquerading as business people.  

According to the wasiirka transport,  apparently Ethiopian airlines can fly from Addis to Mogadishu and connect to another Somali city but not operate internal flights.  They can do international,  which is why they're crying,  but they have no idea what's to come.  If they think the Somali is theirs and theirs alone to abuse, they'll have a rude awakening. 

They need to think fast and strategically,  not baroor diiq. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
4 hours ago, Dhagax-Tuur said:

Daallo waxay iga dhumisay boorso,  meel aan u raacdana ma jirin let alone help in locating my luggage.  So, fck these mafia masquerading as business people.  

Boorsadooda ma dhumiyaan ee kas ayee ugu tagi jireen. Siiba diyaaradahooda ka bixi jiray Imaaraadka. Daallo iyo Jubba caado ayee u ahayd saas inay u dhaqmaan, gaar ahaan sanadihii 2000-2011.

Waagaas badeecooyin la gado ayee diyaaradaha saari jireen, kuwii rakaabkana maalmo ama toddobaad ayee dib u dhigi jireen. Anigee igu sameyeen saas laba jeer. Jubba ayee ahayd, sanadkii 2003, mar aan Xamar booqanaaye. Mar sagaalka beri aan Xamar joogay ma helin. Dubeey markaa ku noqday garoonka ka soo qaatay. Haddana Xamar ku noqday, mana helin mar kale. Maalmo ka dib ayee keeneen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saas ay tahay diyaarad qaran ayaa u baahanahay si deg deg ah. Dowladda ha iskugu yeerto shirkadaha ugu waa weyn diyaaradaha, latalisana inay midoobaan. Ka dibna u bandhigto in magaca Soomaali Airlines laga kireyn doono, diyaarado casri ahna keensadaan, dowladana caawin doonto. Public private partnership (PPP) camal.

Ma Yeman ayaa ka liidanaa? Ama Liibiya? Ama Koongo? Ama Burundi? Ama Afgaanistaan? Ama Suuriya? Kuligooda diyaarado qaran ayee leeyihiin.

Kuwaan qaarkood waaba dhaanaa maadaama Soomaalida aad u dhoof badantahay, dunida daafaheedana ku wada nool.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

I can't believe these flying qoroqo planes still exist as businesses. The most respectable one I found is African Express which uses an old Mcdonald Douglas former Alitalia plane. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
18 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Public private partnership (PPP) camal.

Exactly,  they should band together and come up with formidable competitor with integrity.  Good brand, great customer service plus if they would have carried the Somali name,  people would gravitated to them emotionally.  

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.