Saalax

Head of Sool Military sector for Somaliland Region (Dolaal) arrested after mutiny

Recommended Posts

Saalax   

War Deg Deg Ah:-Taliye Nuux Taani Oo Miiska Saraakiisha Ku Xidhay Taliyihii Guutada 31aad Oo Uu Xilkiina Ka Qaaday.

Tuesday August 06, 2019 - 20:25:11 

War Deg Deg Ah:-Taliye Nuux Taani Oo Miiska Saraakiisha Ku Xidhay Taliyihii Guutada 31aad Oo Uu Xilkiina Ka Qaaday.




Hargeysa(HWN):-Taliyaha ciidanka qaranka somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa amray in xarunta miiska saraakiisha ee magaalada Hargeysa lagu xidho taliyihii guutada 31aad ee ciidanka qaranka oo fadhigeedu yahay gobolka Sool gaashaanle sare Ismaaciil Faarax Cawaale (Doolaal).

 

image.png.e70081d2966655bcf4335533ebc58cbd.png

 

 

Sida ay sheegeen warar rasmi ah oo Hadhwanaagnews soo gaadhay, taliyaha ciidanka qaranka sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa sidoo kale xilkii ka qaaday gaashaanle sare dool isla markaana amray in miiska saraakiisha lagu xidho gaashaanle sare Doolaal, iyada oo wararku sheegeen inuu jiro khilaaf u dhaxeeyey labadan masuul oo mudo soo jiitamayey.
 

image.png.27fc3452c084f4c150e3d721aaef32ed.png

 

Sidoo kale waxa jirta waan waan la doonayo in layskugu soo dhaweeyo taliyaha ciidanka qaranka sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani iyo gaashaanle sare Doolaal kuwaas oo ay wadaan saraakiil ka tirsan ciidanku balse aan ilaa hada wax natiijo ah laga gaadhin.
 

HADHWANAAG.CA

War Deg Deg Ah:-Taliye Nuux Taani Oo Miiska Saraakiisha Ku Xidhay Taliyihii Guutada 31aad Oo Uu Xilka Qaadisna Ugu Hanjabay.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.