Sign in to follow this  
Som@li

Gabar maseyr darteed isu gubtay...

Recommended Posts

Som@li   

gabarisgubtay.jpg

 

Gabdhaha da' yaraanta ku guursanaya ayaa waxa ay ku soo badanayaan guud ahaan Soomaaliya, da' yaraanta gabdhaha ku guursada ayaa waxa ay la kulman waxyaabo aysan maskaxdoodu u adkeysan karin

 

sida ninkii ay jeclayd oo ay ku aragto naag kale ama shakiyo ku saleysan maseyrka ayaa waxa ay is tusineysaa in ay nafteda ciqaabto taasoo mararka qaarkeed ku kalifta in ay is gubto, sun cabto ama ay is disho.

 

 

mar ay wariyaheena Mugadishu ay booqatay isbitaalka weyn ee madiino ayaa waxa ay indhaheda qabteen gabar da'deeda lagu sheegay in ay tahay 18-jir oo nafsadeeda kula kacday fal gubasho ah, kaas oo qatar galiyey nafteeda.

 

Si kastaba ha ahaatee xaalada gabadha oo aheyd mid u dhaxeysa nolol iyo geeri ayaa waxaa suurta gal noqon weysay in ay saxaafada la hadasho.

 

Dhanka kale waxaan wax ka weydiinay Sheekh Ibraahim oo ah wadaad ku xeel dheer dhinaca shareecada Islaamka, waxa ay ka qabto qof maseyr darteed isu gubta isaga oo ka jawaabaya Sheekhu waxaa uu yiri" qof nafsadiisa wax yeelo u geeysto ma banaana oo sharecada Islaamka waa ay diiday oo waxa uu muteysanayaa qofkaa naftiisa haligay cadaab aduun iyo mid aaqiraba shaydaankuna uu u qurxiyo laakiin waxaa jira in u maseyrku yahay mid la xarira nafsada bani'aadmaka waxaana haboon in Alle laga magan galo islamarkaana ay haweenku ogaadaan in Alle uu u baneeyey raga 4 haween ah.

 

Si kastaba ha ahaatee waxaa ku soo badanaya falalka noocaan oo kale ah sida in ay gabadhu iska soo turto meel aad u dheer"Dabaq sare" taas ayaa waxaa lagu macneeyay in ay la xiriirto wadanka oo ay ku soo bateen aflaanta ay jilaan hindiga oo lagu tarjumay luqada Soomaaliga oo ay ka daawadaan waxyaaba la xiriira in hadii ay gabadhu weyso ninka ay jeceshahay ay sameeyaan ficilada ay ku arkaan aflaanta.

 

Dhibaatooyinkaan jira ayaa waxa loo la'yahay maamul wax ka qabta oo mideysan laguna dhaqan celiyo kuwa sida aadka ah u dawada Aflaantaas.

 

yaasmiin@4somaliwomen.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol@waxaa lagu macneeyay in ay la xiriirto wadanka oo ay ku soo bateen aflaanta ay jilaan hindiga oo lagu tarjumay luqada Soomaaliga oo ay ka daawadaan waxyaaba la xiriira in hadii ay gabadhu weyso ninka ay jeceshahay ay sameeyaan ficilada ay ku arkaan aflaanta.

 

Farxaan, tani waa shiddo kale oo soo siyaaday!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Maseer waxaa la arki jiray ninka la gubo ama naagta uu raacay la soo gubo. Laakin qof isaga is gubaayo maxaa waaye waxaas. :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Caveman   

Amazing!...ALLayoow halkii roon.....

 

Farxan, sxb laakin hal mid samee plz remove the pic from this forum. The story with out the picture is horrific,. she is same one's sister and a daughter, lets apply same common courtesy for her family world-wide

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sakina   

What a sad story. May Allah forgive her and give her the strenght to deal with her sufferings. I hope that Sheikh Ibrahim or any other Sheikh would go and visit her and comfort her in these difficult times and explain to her how to deal with her problems.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pacifist   

I second Caveman please take the picture off the thread. She is someone's sister,daughter and everything.

We should make dua for her not make some negative comments about her. May ALLAH rahim show her the right path amin amin. No body is perfect, just like everyone else we all have our flaws. Illahi a caafiyo amin.

 

Please please take the pic off

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

subxanallah.. our country needs knowledge both in islam and normal stuff.. may allah forgive her.. and give her a better man..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

it is indeed sad story,i wonder wat she has gained out of this!!May allah give her the strength and courage to look for repentence and forgiveness.

 

For those who wish to remove the pic,there is nothing to be emotional, it only shows wat pple are capable of when they loose hope.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this