Saalax

Somaliland region officials get upset after Vice PM Mahdi tells the truth about not everyone being for secession

Recommended Posts

gooni   

Waxaan uga markhaati kacayaa Mr.mahdi inuu xogta dhalinyarada iyo wax garadka labada hayo

Dhowr goobood oo aan kula kulmay akhyaar hargaysa sheekh iyo bebera anigaa ugu duceeyay in la aqoonsado si aan u calool baarto waxayna iigu jawaabeen war maad noogu ducaysid in ilaahay quluubteena mideeyo.

Balse meesha waxaa jooga maamul ku badbaada kala qaybsanaanta quluubta dadka walaalaha ah oo aan in yar qoraxda taagnaan karin sunta ka buuxda darteed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gooni qulubta reerkina ayaanba is ogalayn xita isku shareeco ma aminsanid adiga iyo inaadeerka.  Inago kala ab iyo isir ah  aya si kala fog. Sababto ah wakhtiga ino samaxayn hada soddan San oh Bala kala maqna gaabkaas wu sii dheerenaya ina mahdigan NEEFK Beri markay xilka ka qadaan wu baroorsan si slaan odaygi ka dhintay. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.